Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7895
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 3 R 3 ee 30 Maarso 1982
Taariikhda qoraalka: 30-Mar-1982
Title Act: XEER L. 18 1982-03-02 Meel-marin Heshiis amaaheed dhexmaray JDS Sanduuqa lacagta Carbeed looguna talo galay in lagu daboolo Caajiska Miisaaniyadda.
XEER L. 19 1982-03-02 Meel-marin Heshiis amaaheed dhexmaray JDS iyo Sanduuqa Lacagta Carbeed looguna tala galay in lagu dheellitiro Caajiska Miisaaniyadda.
XEER L. 20 1982-03-01 Qaadidda Xukunka Degdegga ah.
XEER L. 21 1982-03-01 Isku shaandheynta Golaha Wasiirrada.
XEER L. 22 1982-03-02 Billad Qalin oo hawlkarnimo lagu maamuusayo J/yaasha Xildhibaan Axmed Sugule Xirsi iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Isaaq.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 24.3.82 Lumid Jeeg War, L. 285162 ku qoran Maxamed Axmed Faarax L. 103/bis.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 15.3.82 - Lumid Buug Keyd L, 1891 kuna qoran Saciid Caddib Caateeye L. 102
MAXKAMADDA G. BANAADIR, 15.3.82, Lumid Buug Keyd L. 777 ku Qoran Axmed Cali Maxamuud L. 101
MAXKAMADDA G. BANAADIR, 13.3.82, Lumid Buug Keyd L. 12508 ku qorar Maxamed Cilmi Mooge L. 100
SHARCI L. 11 1982-03-02 Heshiis amaaheed ee dhexmaray JDS iyo Sanduuqa lacagta ee Carbeed looguna tala galay in lagu dheellitiro warbixinta lacagaha qalaad.
SHARCI L. 10 1982-03-02 Heshiis amaaheed oo dhexmaray JDS iyo Sanduuqa lacagta Carbeed oo loogu tala galay in lagu daboolo caajiska Miisaaniyadda.
SHARCI L. 9 1982-03-02 Oggolaansho heshii dhexmaray JDS iyo Keydka Horumarinta Africa, kuna saabsan amaah lacageed oo loogu tala galay Mashruuca Af. Moordiinle.
SHARCI L. 8 1982-03-02 Ansixinta sharciga lam. 60 ee lOka Nof. 1982.
XEER L. 17 1982-03-02 Meel-marin Heshiis amaaheed dhexmaray JDS iyo Kaydka H/ta Afrika kuna saabsan amaah lacageed oo loogu talag galay Mashruuca Waraabka Af. Moordiinle (Qaybta 2aad).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 19.10.81 - Lumid Buug Keyd L. 19091 ku qoran Maxamed Cumar Sh. Muxyidiin L. 104.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
08. SANNADKA X. Muqdisho- 30 Maarso 1982- L. 3 R. 3.pdf2.21 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

67
checked on Jul 22, 2024

Download(s)

74
checked on Jul 22, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.