Utilizza questo identificativo per citare o creare un link a questo documento: http://hdl.handle.net/2307/7895
Titolo: FAAFIN RASMI AH L. 3 R 3 ee 30 Maarso 1982
Data di pubblicazione: 30-mar-1982
Indice: DECRETO L. 18 1982-03-02 Meel-marin Heshiis amaaheed dhexmaray JDS Sanduuqa lacagta Carbeed looguna talo galay in lagu daboolo Caajiska Miisaaniyadda.
DECRETO L. 19 1982-03-02 Meel-marin Heshiis amaaheed dhexmaray JDS iyo Sanduuqa Lacagta Carbeed looguna tala galay in lagu dheellitiro Caajiska Miisaaniyadda.
DECRETO L. 20 1982-03-01 Qaadidda Xukunka Degdegga ah.
DECRETO L. 21 1982-03-01 Isku shaandheynta Golaha Wasiirrada.
DECRETO L. 22 1982-03-02 Billad Qalin oo hawlkarnimo lagu maamuusayo J/yaasha Xildhibaan Axmed Sugule Xirsi iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Isaaq.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 24.3.82 Lumid Jeeg War, L. 285162 ku qoran Maxamed Axmed Faarax L. 103/bis.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 15.3.82 - Lumid Buug Keyd L, 1891 kuna qoran Saciid Caddib Caateeye L. 102
MAXKAMADDA G. BANAADIR, 15.3.82, Lumid Buug Keyd L. 777 ku Qoran Axmed Cali Maxamuud L. 101
MAXKAMADDA G. BANAADIR, 13.3.82, Lumid Buug Keyd L. 12508 ku qorar Maxamed Cilmi Mooge L. 100
LEGGE L. 11 1982-03-02 Heshiis amaaheed ee dhexmaray JDS iyo Sanduuqa lacagta ee Carbeed looguna tala galay in lagu dheellitiro warbixinta lacagaha qalaad.
LEGGE L. 10 1982-03-02 Heshiis amaaheed oo dhexmaray JDS iyo Sanduuqa lacagta Carbeed oo loogu tala galay in lagu daboolo caajiska Miisaaniyadda.
LEGGE L. 9 1982-03-02 Oggolaansho heshii dhexmaray JDS iyo Keydka Horumarinta Africa, kuna saabsan amaah lacageed oo loogu tala galay Mashruuca Af. Moordiinle.
LEGGE L. 8 1982-03-02 Ansixinta sharciga lam. 60 ee lOka Nof. 1982.
DECRETO L. 17 1982-03-02 Meel-marin Heshiis amaaheed dhexmaray JDS iyo Kaydka H/ta Afrika kuna saabsan amaah lacageed oo loogu talag galay Mashruuca Waraabka Af. Moordiinle (Qaybta 2aad).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 19.10.81 - Lumid Buug Keyd L. 19091 ku qoran Maxamed Cumar Sh. Muxyidiin L. 104.
È visualizzato nelle collezioni:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

File in questo documento:
File Descrizione DimensioniFormato
08. SANNADKA X. Muqdisho- 30 Maarso 1982- L. 3 R. 3.pdf2.21 MBAdobe PDFVisualizza/apri
Visualizza tutti i metadati del documento Suggerisci questo documento

Page view(s)

48
checked on 26-apr-2024

Download(s)

59
checked on 26-apr-2024

Google ScholarTM

Check


Tutti i documenti archiviati in DSpace sono protetti da copyright. Tutti i diritti riservati.