Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7828
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 2 R 6 ee 25 Juunyo 1978
Taariikhda qoraalka: 25-Jun-1978
Title Act: SHARCI L. 26 1978-05-03 Sharciga habeeynta Dhaqaalaha Xubnaha C.Q.S. iyo Mutadawiciinta Raaciyadda ah ee ku Geeriyooday ama ku Naafooba Dagaalka.
SHARCI L. 27 1978-06-01 Midaynta Wakaaladda Hawlaha Maraakiibta iyo Wakaaladda Gaadiidka Badda.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 52 1978-04-11 Qaadid Derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore lahaa Cabdi Maxamed Warfaa oo ay la wareegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 53 1978-04-06 Magacaabid La-Taliyaha Guddiga Iibka Qaranka iyo Horudhigga dhaqaalaha.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 54 1978-04-06 Magacaabid La-Taliyaha Dhanka Sharciga ee Guddiga Iibka iyo Horudhigidda Dhaqaalaha.-
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 55 1978-05-02 Magdhaw Shirkadi la Toleeyey oo ah SICA DI F. BOERO, AMICO.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 56 1978-05-21 Hoos u dhigid hal darajo Cabdullaahi Macallin Maxamed iyo saddex kale oo la ganaaxay.
XEER Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta L. 57 1978-06-01 Magacaabid Maareeye Guud ee Wakaaladda Howlaha Maraakiibta iyo Gaadiidka Badda.
XEER Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta L. 58 1978-05-23 Sameeyn Tacriifa cusub ee Talekiska Dalka Gudahiisa.
XEER Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta L. 59 1978-05-23 Tigidho cusub oo lagu magacaabo Laaji'iinta Falastiin iyo Xuquuqdooda.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 17.6.78, Lumid Buug Lamb. 6824, kuna qoran Sh. So. 4070 ay leedahay Xaajiya Faaduma Sheekh Isgow L. 342
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 22.5.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 10206 ku qoran Sh. So. 299 uu leeayhay Maxamed Afrax Dhiblawe L.343
MAXKAMADDA GOBOLKA HARGEYSA 1.6.78 - Lumid Jeegga War. L. 15283 ku qoran Sh. So. 4502,50 uu leeyahay Qaybta Booliska Gob. Waqooyi Galbeed - Hargeysa L. 344
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 7.6.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 12.314 ku qoran Sh. So. 408/= ay leedahay Madiina Nuur Cali L. 345
MAXKAMADDA GOBALKA MUDUG, 21.6.78 lumid Buugga kaydka L. 1685 ku qoran Sh. So. 302,60 u leeyahay Maxamed Kulmiye Barkhadle L. 346
OCEANTRAC S.p.A. - Shirkad cusub oo la dhisay, L. 347
OCEANTRAC S.P.A. - Costituzione di societa’ L. 347
SHIRKADDA MORODI, Ogeysiis Isu yeerid fadhi Caadi ah iyo mid aan caadi ahayn. L348
SOCIETA’ PER AZIONI ‘MORODI’ - Avviso di convocazione assemblea ordinaria e straordinaria. L. 348
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
19. SANNADKA VI. Muqdisho- 25 Juunyo 1978- L. 2 R. 6.pdf2.72 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

43
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

80
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.