Please use this identifier to cite or link to this item: http://hdl.handle.net/2307/7828
Title: FAAFIN RASMI AH L. 2 R 6 ee 25 Juunyo 1978
Issue Date: 25-Jun-1978
Title Act: LAW L. 26 1978-05-03 Sharciga habeeynta Dhaqaalaha Xubnaha C.Q.S. iyo Mutadawiciinta Raaciyadda ah ee ku Geeriyooday ama ku Naafooba Dagaalka.
LAW L. 27 1978-06-01 Midaynta Wakaaladda Hawlaha Maraakiibta iyo Wakaaladda Gaadiidka Badda.
DECREE of the President of the Somali Democratic Republic L. 52 1978-04-11 Qaadid Derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore lahaa Cabdi Maxamed Warfaa oo ay la wareegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta.
DECREE of the President of the Somali Democratic Republic L. 53 1978-04-06 Magacaabid La-Taliyaha Guddiga Iibka Qaranka iyo Horudhigga dhaqaalaha.
DECREE of the President of the Somali Democratic Republic L. 54 1978-04-06 Magacaabid La-Taliyaha Dhanka Sharciga ee Guddiga Iibka iyo Horudhigidda Dhaqaalaha.-
DECREE of the President of the Somali Democratic Republic L. 55 1978-05-02 Magdhaw Shirkadi la Toleeyey oo ah SICA DI F. BOERO, AMICO.
DECREE of the President of the Somali Democratic Republic L. 56 1978-05-21 Hoos u dhigid hal darajo Cabdullaahi Macallin Maxamed iyo saddex kale oo la ganaaxay.
DECREE of the Ministry of Posts and Telecommunications L. 57 1978-06-01 Magacaabid Maareeye Guud ee Wakaaladda Howlaha Maraakiibta iyo Gaadiidka Badda.
DECREE of the Ministry of Posts and Telecommunications L. 58 1978-05-23 Sameeyn Tacriifa cusub ee Talekiska Dalka Gudahiisa.
DECREE of the Ministry of Posts and Telecommunications L. 59 1978-05-23 Tigidho cusub oo lagu magacaabo Laaji'iinta Falastiin iyo Xuquuqdooda.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 17.6.78, Lumid Buug Lamb. 6824, kuna qoran Sh. So. 4070 ay leedahay Xaajiya Faaduma Sheekh Isgow L. 342
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 22.5.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 10206 ku qoran Sh. So. 299 uu leeayhay Maxamed Afrax Dhiblawe L.343
MAXKAMADDA GOBOLKA HARGEYSA 1.6.78 - Lumid Jeegga War. L. 15283 ku qoran Sh. So. 4502,50 uu leeyahay Qaybta Booliska Gob. Waqooyi Galbeed - Hargeysa L. 344
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 7.6.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 12.314 ku qoran Sh. So. 408/= ay leedahay Madiina Nuur Cali L. 345
MAXKAMADDA GOBALKA MUDUG, 21.6.78 lumid Buugga kaydka L. 1685 ku qoran Sh. So. 302,60 u leeyahay Maxamed Kulmiye Barkhadle L. 346
OCEANTRAC S.p.A. - Shirkad cusub oo la dhisay, L. 347
OCEANTRAC S.P.A. - Costituzione di societa’ L. 347
SHIRKADDA MORODI, Ogeysiis Isu yeerid fadhi Caadi ah iyo mid aan caadi ahayn. L348
SOCIETA’ PER AZIONI ‘MORODI’ - Avviso di convocazione assemblea ordinaria e straordinaria. L. 348
Appears in Collections:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Files in This Item:
File Description SizeFormat
19. SANNADKA VI. Muqdisho- 25 Juunyo 1978- L. 2 R. 6.pdf2.72 MBAdobe PDFView/Open
Show full item record Recommend this item

Page view(s)

43
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

80
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Items in DSpace are protected by copyright, with all rights reserved, unless otherwise indicated.