Utilizza questo identificativo per citare o creare un link a questo documento: http://hdl.handle.net/2307/7828
Titolo: FAAFIN RASMI AH L. 2 R 6 ee 25 Juunyo 1978
Data di pubblicazione: 25-giu-1978
Indice: LEGGE L. 26 1978-05-03 Sharciga habeeynta Dhaqaalaha Xubnaha C.Q.S. iyo Mutadawiciinta Raaciyadda ah ee ku Geeriyooday ama ku Naafooba Dagaalka.
LEGGE L. 27 1978-06-01 Midaynta Wakaaladda Hawlaha Maraakiibta iyo Wakaaladda Gaadiidka Badda.
DECRETO del Presidente della Repubblica Democratica Somala L. 52 1978-04-11 Qaadid Derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore lahaa Cabdi Maxamed Warfaa oo ay la wareegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta.
DECRETO del Presidente della Repubblica Democratica Somala L. 53 1978-04-06 Magacaabid La-Taliyaha Guddiga Iibka Qaranka iyo Horudhigga dhaqaalaha.
DECRETO del Presidente della Repubblica Democratica Somala L. 54 1978-04-06 Magacaabid La-Taliyaha Dhanka Sharciga ee Guddiga Iibka iyo Horudhigidda Dhaqaalaha.-
DECRETO del Presidente della Repubblica Democratica Somala L. 55 1978-05-02 Magdhaw Shirkadi la Toleeyey oo ah SICA DI F. BOERO, AMICO.
DECRETO del Presidente della Repubblica Democratica Somala L. 56 1978-05-21 Hoos u dhigid hal darajo Cabdullaahi Macallin Maxamed iyo saddex kale oo la ganaaxay.
DECRETO del Ministero delle Poste e Telecomunicazioni L. 57 1978-06-01 Magacaabid Maareeye Guud ee Wakaaladda Howlaha Maraakiibta iyo Gaadiidka Badda.
DECRETO del Ministero delle Poste e Telecomunicazioni L. 58 1978-05-23 Sameeyn Tacriifa cusub ee Talekiska Dalka Gudahiisa.
DECRETO del Ministero delle Poste e Telecomunicazioni L. 59 1978-05-23 Tigidho cusub oo lagu magacaabo Laaji'iinta Falastiin iyo Xuquuqdooda.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 17.6.78, Lumid Buug Lamb. 6824, kuna qoran Sh. So. 4070 ay leedahay Xaajiya Faaduma Sheekh Isgow L. 342
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 22.5.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 10206 ku qoran Sh. So. 299 uu leeayhay Maxamed Afrax Dhiblawe L.343
MAXKAMADDA GOBOLKA HARGEYSA 1.6.78 - Lumid Jeegga War. L. 15283 ku qoran Sh. So. 4502,50 uu leeyahay Qaybta Booliska Gob. Waqooyi Galbeed - Hargeysa L. 344
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 7.6.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 12.314 ku qoran Sh. So. 408/= ay leedahay Madiina Nuur Cali L. 345
MAXKAMADDA GOBALKA MUDUG, 21.6.78 lumid Buugga kaydka L. 1685 ku qoran Sh. So. 302,60 u leeyahay Maxamed Kulmiye Barkhadle L. 346
OCEANTRAC S.p.A. - Shirkad cusub oo la dhisay, L. 347
OCEANTRAC S.P.A. - Costituzione di societa’ L. 347
SHIRKADDA MORODI, Ogeysiis Isu yeerid fadhi Caadi ah iyo mid aan caadi ahayn. L348
SOCIETA’ PER AZIONI ‘MORODI’ - Avviso di convocazione assemblea ordinaria e straordinaria. L. 348
È visualizzato nelle collezioni:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

File in questo documento:
File Descrizione DimensioniFormato
19. SANNADKA VI. Muqdisho- 25 Juunyo 1978- L. 2 R. 6.pdf2.72 MBAdobe PDFVisualizza/apri
Visualizza tutti i metadati del documento Suggerisci questo documento

Page view(s)

64
checked on 22-lug-2024

Download(s)

99
checked on 22-lug-2024

Google ScholarTM

Check


Tutti i documenti archiviati in DSpace sono protetti da copyright. Tutti i diritti riservati.