Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7843
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 2 R 9 TR. 20 SETEMBER 1975
Taariikhda qoraalka: 20-Sep-1975
Title Act: SHARCI L. 53 1975-08-01 Dhismaha Sicirka Sonkorta Warshadda Jowhar.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 134 1975-09-08 Habeynta dhismaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 135 1975-09-08 Magacaabid Guddoomiyeyaasha Gobollada Jubada Dhexe Gedo iyo Shabeelaha Dhexe.
XEER Wasaaradda Arrimaha Gudaha L. 136 1975-09-07 Magacaabid Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Nugaal qaybahooda Wakiilla-da Beesha.
XEER Bankiga Dhexe ee Soomaaliya L. 137 1975-08-03 Xeerka Sarrifka Lacagta Qalaad.
XEER Bankiga Dhexe ee Soomaaliya L. 138 1975-08-10 Xeerka Sarrifka Lacagta Qalaad.
XEER Bankiga Dhexe ee Soomaaliya L. 139 1975-09-01 Xeerka Sarrifka Lacagta Qalaad.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 6.9.1975, Naada Dhul Jaalle Safuya Sheekh Cali (184).
MAXKAMADDA GOBOLKA J/HOOSE Tr. 30 Agoosto 1975, Lumid Jeegga wareega L. 29056 ee Shs. 1.255 uu leeyahay Jaamac Sugulle Saalax (185).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, Tr. 15.9.75, Lumid Buugga Lacagta L. 762/74 Shs. 14.528, uu leeyahay Cusmaan Aadan Axmed (186).
FIYAAT SOOMAALIYA S.p.A. Hantida Sharikadda Sh. So. 1.700.000.00 Ogeysiiska isu imaatinka ee Shirka Guud ee Caadiga ah iyo kan Caadiga aan ahayn (187).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR Tr. 20.4.75, Dhumid Buugga Lacagta L. 8279 Sh. So. 302 u leyahay Shariif Xasan Xuseen (187 bis).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR Tr. 27.9.75, Dhumid Jeegga Wareega L. 18382, Sh.So. 1.000 u leyahay Xaaji Axmed Ciise (187/bis).
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
32. SANNADKA III. Muqdisho- 20 Setember 1975- L. 2 R. 9.pdf1.68 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

61
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

69
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.