Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/903
Cinwaan: [Dhalasho - Nascita]
Hoobal: Fiqiburaale, Axmed Nuur, Aw Daahir AfQarshe, Cali Mudiir
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Ereyga furaha: dhalasho
uur
cudurrada caruurta
walqal
bannaanbixin
gardaadis
samanyo
nascita
gravidanza
malattie dell'infanzia
walqal
bannaanbixin
gardaadis
samanyo
birth
pregnancy
childhood illnesses
walqal
bannaanbixin
gardaadis
samanyo
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 30-May-2013
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Odayaasha waxay ka doodayaan guud ahaan dhalashada caruurta, laga bilaabo markay caloosha galaan ilaa inta ay hooyadu caloosha kusiddo. Marka ilmuhu dhasho waxaa loo gudbeyaa, gaar ahaan afartanka malmood oo ugu horreya noloshooda, in loo duceeyo lagana bixiyo wax loo yaqaanno samanyo, loona walqalo. Waxaa kale oo laga doodaa sida looga hortago cudurrada sida cadiga ah caruurta ugu dhaca._-_In questa conversazione gli anziani affrontano il tema della nascita partendo dal concepimento alle varie fasi della gravidanza. Passano poi in rassegna le cerimonie propiziatorie celebrate soprattutto dopo la nascita e in particolare dopo i primi quaranta giorni di vita del neonato. Si analizzano infine rimedi e superstizioni legati alle malattie più comuni che colpiscono i bambini._-_In this conversation the elders consider the topic of birth, from conception through the phases of pregnancy. Thereafter they list propitiatory ceremonies held principally after the birth and above all after the first forty days of life. Finally the cures and superstitions surrounding most common childhood illnesses are discussed.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/903
Af: so
Muuddo: 90'
Qaabka asalka ah: Audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
2. Nascita.pdf105.48 kBAdobe PDFMuuji/fur
2 - Dhalashada.pdf101.5 kBAdobe PDFMuuji/fur
Nascita - 2b.wav251.77 MBWAVMuuji/fur
Nascita - 2a.wav250.96 MBWAVMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

160
Last Week
2
Last month
7
checked on Apr 24, 2024

Download(s)

493
checked on Apr 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons