Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/8050
Cinwaan: Faafin Rasmi ah L. 2 R 5 ee 18 Maajo 1976
Taariikhda qoraalka: 18-May-1976
Title Act: XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 49 1976-05-08 Dhismaha Safaaradda Jamhuuriadda Dimuqraadiga Soomaaliya ee Hindiya
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 50 1976-03-03 Shaqo ka fadhiisad Xiddigle Maxamed Saalax Samantar iyo Xiddigle Cabduullaahi Sheekh Cabdi.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 51 1976-05-02 Dallacaad Dhamme Maxamed Jaamac Cali oo ka tirsan Ciidanka Boliiska.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L.52 1976-03-29 Qaadid guri dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Cali Maxamed Axmed oo ay la wareegtay Wasaaradda Hawlaha Guud kuna ag yaal Xaruunta Wasaaradda.
XEER Wasaaradda Ganacsiga L. 52/Bis 1976-05-30 Iskaashatada Ganacsiga «Soo-Dhawow»
WASAAARDDA HAWLAHA GUUD, 9 Maajo 1967 Ogeysiis Naada dhul Cali Maxamed Hiraabe
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 9 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Xasan Siyaad Xuseen
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 9 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Maxamed Cali Maxamed
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 8 Maajo 1972, Ogeysiis Naada dhul Cabdullaahi Nuur Guuleed
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 8 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Qaasim Aadan Guuleed
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 8 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Caasha Maxamed Nuur
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 8 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Axmed Xasan Hilowle
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 8 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Cumar Maxamed Hiiowle
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 8 Maajo 1976, Ogeysiis Naada dhul Liibaan Maxamed Ibraahim
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 12 Maajo 1976, Lumidda Buugga Keydka L. 772 oo ku qoran Saciid Maxamed Sheekh Axmed
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 18 Abriil 1976, Lumidda Buugga Keydka I. 229 4 oo ku qoran Caddaawe Cali Shooble oo ay .ku qoran tahay lacag dhan 6.155
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 29 Maarso 1976, Lumidda Buugga Keydka I. 9089, oo uu ku qoran yahay Axmed Maxamed Ismaaciil lacagta ku qoranna ay dhan tahay 4800
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 24 Febraayo 1976, Lumid Buugga Lacagta L. 10643, oo ay ku qoran tahay lacag dhan 6467 ee Maxamed Jaamac
SHIRKADDA KOJU, 22 Luulyo 1976, Ogeysiis shir caadi ah.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
14. SANNADKA IV. Muqdisho- 18 Maajo 1976- L. 2 R. 5.pdf11.3 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

72
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

116
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.