Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/8049
Cinwaan: Faafin Rasmi ah L. 2 R 1 ee 15 Jennayo 1976
Taariikhda qoraalka: 15-Jan-1976
Title Act: SHARCI L. 2 1976-01-15 Mideynta iyo habeynta Gunnooyinka xilka xirfadda gurisa iyo hebevn dhexe
SHARCI L. 3 1976-01-15 Gunnooyinka habeen yaasha dhaxa Xildhibaanada iyo Lataliyayaasha Guddiga G.S.K.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 6 1975-11-30 Billad Maar ah
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 7 1976-01-02 Garsoore Xasan Yuusuf Nuur.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 8 1976-01-02 G.le Cali Muumin Ismail.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 10 1975-12-15 Dhul Dowladeed la siiyay, Gacantana loo geliyey Jaalle Xaaji Adan Axmad Afqolooc ku yaal Muqdisho — Xaafaddu Waberi Waddada Maka al Makarama kuna fadhiya mq. 64.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 10 1975-12-15 Dhul Dowladeed la siiyay, gacantunu loo geliyay (Concessione e conseguente libera disponibilito) Jaalle Xasan Maxanmud Cabdulle ku yaal Muqdisho, Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 405
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 11 1975-12-15 Dhul Dowladeed la siiyay, gacantana loo geliyay (Concessione e conseguente libera disponibilità) Jaalle Cabduraxnman Dliaahir Cabdi ku yaal Muqdisho Xaafadda Xamar Jeb-Jeb kuna fadhiya mq. 345.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD . 7 Jennayo 1976 Ogeysiis Naada Dhul Jaalle Cusmaan Kaariye Mahadalle.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD . 7 Jennayo 1976 Ogeysiis Naada Dhul Jaalle Maxamed Xasan Muuse.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD . 7 Jennayo 1976 Ogeysiis Naada Dhul Jaalle Maxamed Xasan Muuse.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD . 7 Jennayo 1976 Ogeysiis Naada Dhul Jaalle Xabiiba Kaahiye.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR , 5 Jeimayo 1976. Lumid Jeega Warxga L. 008791 — Shs. 616,05 ee ay leedahay Dowladda Hoose ee Kismayo.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
03. SANNADKA IV. Muqdisho- 15 Jennayo 1976- L. 2 R. 1.pdf7.55 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

65
checked on Apr 24, 2024

Download(s)

175
checked on Apr 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.