Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/8042
Cinwaan: Faafin Rasmi ah L. 1 R 7 ee 10 Luulyo 1976
Taariikhda qoraalka: 10-Jul-1976
Title Act: XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 66 1976-04-18 Gaashaanle Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf oo lagu magacaabay La-taliyaha Garyaqaanka Guud ee Dawladda.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 67 1976-07-02 Billad maar ah ee hawlkarnimo Jaalle Cumar Xasan Aadan iyo Jaalle Maxamed Yuusuf Geesdheer.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 68 1976-07-02 Billad maar ah ee Waddaninimo Jaalle Cali Faarax Axmed.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 69 1976-07-02 Billad maar ah ee Kacaannimo Jaalle Xaliimo Cartan Cumar.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 64 1976-05-20 Abuurid Safaaradda JDS ee Islaam Abaad (Bakistaan).
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 65 1976-05-29 Abuurid Wakiilka joogtada ah ee JDS, Geneva (Switzerland).
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 70 1976-06-20 Magacaabid Dr. Maxamed Awees Afrax, Garyaqaanka Guud ee Dawladda.
MAXKAMADDA GOBOLKA BARI, (Boosaaso) 10 Jannaayo 1976, Lumid jeeg wareega L. 10710, Sh.So. 1.216,70 uu leeyahay Ibraahim Maxamed Canshuur (183/bis).
BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA, 23 Maajo 1976, Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad (183).
BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA, 23 Maajo 1976, Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad (182).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 31 Juunyo 1976, Lumidda buugga kaydka L. 9284 ku qoran lacag dhan 3.310, kuna qoran Xuseen Diiriye Aadan (180).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 31 Maajo 1976, Lumidda buugga kaydka L. 8415, ku qoran Cabdulle Muuse Muuddey, lacag dhan 40.545,30 (179).
SHINEMA HODAN, 22 Maajo 1976, Ogeysiis isu imaatin Caadi ah (181).
MAXKAMADDA GOBOLKA HARGEYSA, 11.1.1976, Lumid jeeg wareega L. 5429 Sh.So. 1.000 au leedahay Faaduma Maxamed Caynaanshe (183/bis).
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
20. SANNADKA IV. Muqdisho- 10 Luulyo 1976- L. 1 R. 7.pdf10.87 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

37
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

52
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.