Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/8033
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L.1 R 1 TR. 11 JENNAYO 1975
Taariikhda qoraalka: 11-Jan-1975
Title Act: SHARCI L. 2 1974-12-14 Wax ka beddelid Sharciga lagu dhisay Bankiga Qaranka Soomaaliyeed.
SHARCI L. 3 1975-01-05 Toosin Qodobka 7aad ee Sharci lr. 17 ee soo baxay 21kii Abrile 1974.
SHARCI L. 4 1975-01-05 Wareejinta Xidhmooyinka Qaranka.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 4 1974-12-07 Maamul Tuulooy.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 5 1974-12-07 Tuuladda Sarmaanyo lagu daro Maamulka Degmada Taleex.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 7 1975-01-07 Biilad Qaalin ah oo Kacaannimo ee la Siiyey G.le Sare Aadan Xirsi Warsame.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 9 1974-12-29 Magacaabid G.le Sare Cabdullahi Maxamuud Xasan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 10 1974-08-01 Dhul Qatay JaaUe Maxamuud Sheekh Axmed ku fadhiya mq. 650, yaal Muqdisho Xaafadda Wardigley.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 11 1974-11-11 Dhul Dawladeed la siiyey gacantana loo geliyey, (libera disponibilità) Jaalle Maxamed Saalim Naasir .
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 12 1974-12-01 Dhul Dawladeed la siiyey Jaalle Maxamed Xaaji Muridi, ku yaal Muqdisho, Degmada Wardhigley ku fadhiya mq. 670,41.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 13 1974-12-01 Dhul Dawladeed loo gacan geliyey (concessione di libera disponibilità) Jaalle Cabduraxmaan Xaaji Murshid ku yaal Muqdisho, Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 600.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L.14 1974-12-10 Dhul Dawladeed oo gatey Jaalle Xaaji Yuusul Cigaal ku yaal km.4 , jidka Afgoye kuna fadhiya mq. 3.330 iyo Cad dhul Dawladeed la siiyey Impresa Sudano e Pizzoglio, ku yaal km.4 kuna fadhiya mq. 843.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 3 1974-12-07 Xubinta Guddi Degmo.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 3 1974-12-07 Xubinta Guddi Degmo.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 4 1974-12-07 Maamul Tuulooyin.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 5 1974-12-07 Tuuladda Sarmaanyo lagu daro Maamulka Degmada Talex.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 6 1974-12-07 Maamulka Tuulooyin.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 6 1974-12-07 Maamulka Tuulooyin.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 7 1975-01-07 Biilad Qalin ah oo Kacaannimo ee la Siiyey G.le Sare Aadan Xirsi Warsame.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 8 1974-12-23 Habka Diiwaan Gelinta Iskaashatooyinka.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 8 1974-12-23 Habka Diiwaan Gelinta Iskaashatooyinka.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 9 1974-12-29 Magacaabid G.le Sare Cabdullahi Maxamuud, Xasan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 10 1974-08-01 Dhul Qatay Jaalle Maxamuud Sheek Axmed ku fadhiya mq. 650, kuna yaal Muqdisho Xaafadda Wardigley.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 11 1974-11-11 Dhul Dawladeed la siiyey, gacantana loo geliyey, (Libera disponibilità) Jaalle Moxamed Saalim Naasir.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 12 1974-12-01 Cad dhul Dawladeed la siiyay Jaalle Maxamed Xaaji Muridi, ku yaal Muqdisho, Degmada Wardhigley ku fadhiya mq. 670,41.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 13 1974-12-01 Dhul Dawladeed loono gacan geliyay (Concessione di libera disponibilità) Jaalle Cabduraxman Xaaji Murshidi ku yaal Muqdisho, Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 600.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 14 1974-12-10 Cad dhul Dawladeed qatay Jaalle Xaaji Yuusuf Cigaal ku yaal Km. 4, Jidka Afgooye kuna fadhiya mq. 3.300 iyo Cad dhul Dawladeed la siiyay Impresa Sudano e Pizzoglio, ku yaal Km. 4, kuna fadhiya mq. 843.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 29 Diseembar 1974, Beddelaad Naado Dhul – Cali Weheliye Siyaad (1).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 29 Diseembar 1974, Dirid Naado Dhul – Muxubba Xasan Cali (2).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 2 Jenayo 1975, Dirid Naado Dhul – Caasha Maxamed Warsame (3).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 8 Jenayo 1975, Dirid Dhul Jaalle Xasan Aadan Cabdi (4).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 8 Jenayo 1975, Dirid Dhul Jaalle Xasan Aadan Cabdi (5).
È visualizzato nelle collezioni:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

File in questo documento:
File Descrizione DimensioniFormato
02. SANNADKA III. Muqdisho- 11 Jennayo 1975- L. 1 R. 1.pdf2.41 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

326
checked on Jul 12, 2026

Download(s)

378
checked on Jul 12, 2026

Google ScholarTM

Check


Tutti i documenti archiviati in DSpace sono protetti da copyright. Tutti i diritti riservati.