Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7933
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 4 R 3 TR. 25 MAARSO 1975
Taariikhda qoraalka: 25-Mar-1975
Title Act: SHARCI L. 26 1975-03-06 Wax ka baddelka habka ururinta iyo xaraynta ajuurooyinka Badda.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 50 1975-12-04 Magaalo Madax Degmo oo laga bedeley meeshi hore.
XEER Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Diinta L. 51 1975-02-24 Abuurida Xabsiyaal.
XEER Wasaaradda Arrimaha Gudaha L. 52 1975-03-11 Magacaabidda Guddiga Kacaanka Degmoynko, Jowhar, Balcad, Cadale, Aadan Yabaal.
XEER Wasaaradda Arrimaha Gudaha L. 53 1975-02-26 Magacaabidda Guddiga Kacaanka Degmada Afmadow Qaybtiisa Wakiillada Beesha.
XEER Wasaaradda Ganacsiga L. 54 1975-01-16 Qiimaha Timirta.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 55 1975-12-10 Cad dhul Dowladeed gateen Cali Maxamud Cali Umal iyo Maria Luisa Virdis.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 56 1975-08-27 Dhul gatay Jaalle Cabdi Cigaal Jaamac.
XEER Bankiga Dhexe ee Soomaaliya L. 57 1975-03-09 Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad.
XEER Bankiga Dhexe ee Soomaaliya L. 58 1975-03-17 Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 5 Maarso 1975 – Dirid Naado Dhul oo uu leeyahay Maxamed Jilacow Caddow (44).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 5 Maarso 1975 – Dirid Naado Dhul oo uu leeyahay Axmed Jilacoe Cawdaw (45).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 9 Maarso 1975 – Naado Dhul Jaalle Xasan Hiraabe Dhiblaawe (46).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 18 Maarso 1975 – Naado Dhul Jaalle Macow Axmed Cusmaan (47).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 31 Janayo 1975 – Dirid Naado Dhul Jaalle Xaji Cali Xasan Sabriye (48).
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, Tr. 15 Junyo 1975 – Naado Dhul Jaalle Maxamed Ibrahim Cabdi (49).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, Tr. 14 Jenayo 1975 – Jeegga Wareega oo uu leyahay Guddoomiyaha Gobolko Sh. Dhexe (50).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, Tr. 3 Maarso 1975 – Jeegga Wareega L. 010580 Sh. So. 592, oo uu leyahay Cali Maxamed Nuur (51).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, Tr. 17 Maarso 1975 – Jeegga Wareega L. 6049 Sh. So. 1.800, oo uu leyahay Cabdullahi Maxmed Munye (52).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, Tr. 15 Maarso 1975 – Buugga Lacagta L. 1863 Sh. So. 1.852, uu leyahay Buun Jibril Cabdi (Ku celin 52).
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, Tr. 18 Feberayo 1975 – Buugga L. 1788 Sh. So. 2.000, way ledahay Madiina Moxamed Cusman (Ku celin 52).
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
14. SANNADKA III. Muqdisho- 25 Maarso 1975- L. 4 R. 3.pdf1.87 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

61
checked on Apr 24, 2024

Download(s)

61
checked on Apr 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.