Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7905
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 3 TR. 1 MAARSO 1975
Taariikhda qoraalka: 1-Mar-1975
Title Act: SHARCI L. 20 1975-02-08 Mideynta Bankiga Kaydsiga iyo Amaahda Soomaaliyeed iyo Bankiga Ganacsiga Soomaalida.
SHARCI L. 21 1975-02-08 Beddelidda Magaca Bankiga Qaranka Soomaaliyeed.
SHARCI L. 22 1975-02-23 Dhisidda Wakaaladda Hawlaha M arakiibta Soomaaliyeed (Somali Shipping Agency).
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 33 1975-02-08 Magacaabid Agaasin: Guud ee Bankiga Ganacsiga Ummadda.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 34 1975-02-08 Magacaabid Agaasimaha Guud ee Bankiga Dhexe ee Soomaliya.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 35 1975-02-18 Xeer ku saabsan Tarifo gelinta Telefonka Dalka Gudihiisa.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 36 1975-02-18 Beddelaad qodob ku saabsan Taarifada Telekista (Telex).
XEER Wasaaradda Arrimaha Gudaha L. 37 1975-02-09 Magacaabid Guddiga Kacaanka Degmada Badhaadhe Qaybta Wakiillada Beesha.
XEER Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta L. 38 1975-02-15 Tigidhka boqol guurda UPU.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 39 1975-11-19 Qaadid Guri dan guud awgeed.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 40 1975-11-19 Qaadid Guri dan guud awgeed.
XEER Bankiga Dhexe ee Soomaaliya L. 41 1975-02-17 Heerka Sarrifka lacagaha Qalaad.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
10. SANNADKA III. Muqdisho- 1 Maarso 1975- L. 3.pdf2.12 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

50
checked on Apr 25, 2024

Download(s)

58
checked on Apr 25, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.