Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7898
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 3 R 5 ee 30 Maajo 1981
Taariikhda qoraalka: 30-May-1981
Title Act: SHARCI L. 27 1981-03-31 Oggolaansho heshiis dhexmaray JDS iyo Ururka Horumarinta Caalamiga (IDA) kuna saabsan Mashruuca sahminta Batroolka.
SHARCI L. 27 1981-04-05 Meel marin heshiis.
SHARCI N. 27 1981-04-05 Instrument of Ratification.
SHARCI L. 28 1981-04-25 U Rogid sharci Rasmi ah Xeer sharci L. 1 ee 31 Maarso 81, kuna saabsan baabi'inta Wakaaladda G. Alaabta Dhismaha.
SHARCI L. 29 1981-04-25 U Rogid Sharci Rasmi ah Xeer sharci L. 2 ee 31 Maarso 81, kuna saabsan baabi'inta Wak/da G. Dharka & Maacuunka.
SHARCI L. 30 1981-04-25 U Rogid sharci Rasmi ah Xeer sharci L. 3 ee 31 Maarso 1981, kuna saabsan baabi'inta Wakaaladda Horumarinta Xoolaha.
SHARCI L. 31 1981-04-28 Dib ugu soo celin DAWLADDA dhexe maamulka faaii'dada daaraha.
SHARCI L. 32 1981-04-28 Hawsha Difaaca Qaranka.
SHARCI L. 33 1981-04-28 Sharciga Abaalmarinta C.Q.S.
SHARCI L. 34 1981-04-28 Sharciga Dallacaadda Saraakiisha.
SHARCI L. 35 1981-04-30 Mashruuca Warshadda Shimiintada Berbera.
SHARCI L. 35/bis 1981-05-18 Sharciga Baasaboorada iyo Warqadaha Dhoofidda.
AMAR Madaxweynaha J.D.S. L. 11 1981-04-28 U go'id hawlaha Golaha Sare ee Kacaanka.
AMAR Madaxweynaha J.D.S. L. 12 1981-05-13 Laalid dacwooyinka Ijaarka Guryaha ganacsiga.
AMAR Madaxweynaha J.D.S. L. 13 1981-05-14 Dheereen muddo cafis.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
20. SANNADKA IX. Muqdisho- 30 Maajo 1981- L. 3 R. 5.pdf7.8 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

72
checked on Apr 25, 2024

Download(s)

230
checked on Apr 25, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.