Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7874
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 23 Tr. 1 Dishembre 1973
Taariikhda qoraalka: 1-Dec-1973
Title Act: SHARCI L. 14 1973-11-11 Dhismaha Wakaaladda Ganacsiga Xoolaha.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 107 1973-09-10 Dallacaad Saraakiil Boliska ah.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 108 1973-11-10 Isbaddelkii Afraad ee Miisaaniyadda Sannadkan 1973 (4th Virement of the 1973 Budget).
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 109 1973-11-14 Xeerka Ajuurada Maxkamadaha.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 110 1973-09-03 Dhul la siiyay Xaji Farax Cali Cumar, ku fadhiya 900 mdh. Kuna yaal Hodan.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 111 1973-09-15 Siismo dhul Dawladeed la siyeya Dr. Cabduraxman Xaji Murshid.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 112 1973-10-13 Siismo dhul la siyey Somali Comercial Bank, Ku yaal Muqdisho Degmada Hodan.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 113 1973-10-16 Hanti wareeg guri ay leeyihiin Cali Axmed Moxamud Moxamed Delfa, Caddow Axmed Moxamud Moxamed Delfa, Moxamed Axmed Moxamud Moxamed Delfa iyo Xasan Axmed Moxamud Moxamed Delfa, Ku yaal Muqdisho Xafa Bondhere.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 114 1973-10-18 Siismo dhul lassiyey Taliska Nabad Suggidda Somaliyed, (N.S.S.). Kuna yaal Muqdish Xafadda Wadajir.
XEER Wasaaradda Ganacsiga Gudaha L. 115 1973-09-23 Qiimaha Alaabta Dhismaha.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
24. SANADKA I. Muqdisho- 1 Dishembre 1973- L. 23.pdf2.96 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

83
checked on Nov 24, 2024

Download(s)

125
checked on Nov 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.