Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7814
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 2 R 4 ee 25 Abriile 1978
Taariikhda qoraalka: 25-Apr-1978
Title Act: SHARCI L. 18 1978-04-06 Dhismaha Wakaaladda Biyaha Xamar.
SHARCI L. 19 1978-04-10 Guddiga Iibka iyo Horudhigidda Dhaqaalaha.
SHARCI L. 20 1978-04-10 Xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee lagu Magacaabay Kormeerayaal Gobolada.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 22 1977-08-31 Magdhow la siinayo dad beero lagala wareegay dan guud awgeed.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 23 1978-01-25 Dhismaha Qaabka Wasaaradda Hawlaha Guud.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 24 1978-03-13 In J/le Ardo Guuleed la siiyo lacag dhan Shs. 35.000 oo ah magdhaw.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.25 1978-03-16 Magacaabid Maareeye Guud ee Wakaaladda Sahayda Maraakiibta Tirada alaabta iyo soo bixinta dhoofinta alaabta.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.26 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Wasaaradda H. iyo Tacliinta Sare.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.27 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.28 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka W. Garsoorka iyo Arrimaha Diinta.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.29 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka W. Beeraha
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.30 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka W. Warfaafinta iyo H. Dadweynaha.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.31 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka W. Ganacsiga.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.32 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Wasaaradda Dawladaha H. iyo H.R.M
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.33 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Wasaaraddaa Shaqada iyo Arr. Bulshada.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.34 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Wasaaradda Isboortiga.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.35 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L.36 1978-04-01 Magacaabid Wasiirka Wasaaradda Madaxtoyada.
WARSHADDA KIIMIKADA SOOMAALIYEED BAYL 20 Abriile 78 - Ogeysiis Shir Saamiley L. 214
WARSHADDA SAABUUNTA IYO MARISKA 20 Abr.1978 - Ogeysiis shir Saamiley L. 215
Maxkamadda Gobolka Banaadir L. 15.4.78, Lumid Buugga Kaydka L. 113501, ku qoran Shs. 14507/= uu leeyahay Maxamed Xasan Axmed L. 215
MAXKAMADDA GOBALKA BANAADIR 1.4.1973 - Lumid Buuga kaydka L. 11433 ku qoran Sh.So. l.l68/= uu leeyahay Cabdulqaadir Muuse Maxamuud 215/Bis
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
13. SANNADKA VI. Muqdisho- 25 Abriile 1978- L. 2 R. 4.pdf9.8 MBAdobe PDFMuuji/fur
Visualizza tutti i metadati del documento Suggerisci questo documento

Page view(s)

316
checked on 24-feb-2026

Download(s)

525
checked on 24-feb-2026

Google ScholarTM

Check


Tutti i documenti archiviati in DSpace sono protetti da copyright. Tutti i diritti riservati.