Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7766
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 2 R 10 ee 25 Oktoobar 1982
Taariikhda qoraalka: 25-Oct-1982
Title Act: SHARCI L. 31/bis 1982-09-02 Ansixinta sharciga Xuquuqda dadka Ciidammada Qalabka Sida ka tirsan ee la wareejiyey.
SHARCI L. 32 1982-09-20 Oggolaansho heshiis amaah dhexmaray JDS iyo Sanduuqa Carabta ee Horumarinta Dhaqaalaha iyo Bulshada kuna saabsan maalgelinta Mashruuca ballaarinta Korontada Xamar.
SHARCI L. 33 1982-10-09 Oggolaansho heshiis amaah ee dhexmaray JDS iyo dhowr Banki Ku na saabsan Warshadda Shamiintada Berbera.
SHARCI L. 34 1982-10-12 Ansixidda sharciyada la soo saaray 1.1.82, 9.8.1982.
SHARCI L. 35 1982-10-19 Oggolaansho Meel marln heshiis amaah oo dhexmaray JDS iyo Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC looguna tala galay taageeridda dheellitirka xisaabaadka Dibadda.
XEER SHARCI L. 5 1982-10-13 Ku saabsan wax ka beddelka tacriifada Furdada
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 51 1982-10-02 Meel-marin Heshiiska dhexmaray JDS iyo Sanduuqa Carabta.
XEER L. 52 1982-10-13 Nidaamka Beddelidda Aqoonsiga Shahaadooyinka Billadaha.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 53 1982-10-09 Meel-marin Heshiis dhexmaray JDS iyo Bankiyo Faransiis ah.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 54 1982-10-09 Ruqso Sarkaal.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 55 1982-02-23 Dallacaad Saraakiileed.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 56 1982-10-19 Meel-marin Heshiis amaaheed ee dhexmaray JDS iyo Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah OPEC.
XEER N. 56 1982-10-19 Instrument of Ratification.
Maxkamadda Gobolka Togdheer 3.8.82 - Lumid Buug Kayd L. 3308/7 ku qoran Jibriil Maxamed Axmed
Maxkamadda Gobolka Togdheer 21.10.82 - Lumid Jeegga Wareega L. 663252, 663253, 663254 ku qoran Axmed Nuur Xaashi
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
29. SANNADKA X. Muqdisho- 25 Oktoobar 1982- L. 2 R. 10.pdf3.59 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

39
checked on Apr 26, 2024

Download(s)

94
checked on Apr 26, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.