Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7732
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 12 Tr. 1 DESHEMBRE 1974
Taariikhda qoraalka: 1-Dec-1974
Title Act: XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 131 1974-11-10 Cad dhul Dawladeed la siiyey Jaalle Axmed Cabuud Baxashwaan, ku yaal Muqdisho, Degmada Shibis kuna fadhiya mq. 1.416.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 130 1974-10-23 Dhul Dawladeed loona gacan geliyey (libera disponibilità) Jalle Kaafiya Noowel Cabdi ku fadhiya mq. 532, kuna yaal Muqdisho, Xaafadda Hodan.
SHARCI L. 47 1974-10-23 Sharciga Jaamacadda.
XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 127 1974-10-24 Xeerka maamulka gudaha ee Jaamaacadda Ummadda.
SHARIKADDA GEET — Ogeysiis isugu yeedhis. (258)
MAXKAMADDA GOBOLKA GEDO Lumid Jeeg L. 003314 Sh. So. 50.000 — Cusbitaalka Garbahaaray. (257)
WASAARADDA HAWLAHA GUUD Naada Dhul Jaalle Maxamuud Warsame Maxamuud. (256)
WASAARADDA HAWLAHA GUUD Naada Dhul Jaalle Maxamed Xuseen Cosoble. (255)
WASAARADDA HAWLAHA GUUD Naada Dhul Jaalle Maxamed Abu Cusman. (254)
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR Lumid Buug lacageed, L. 3544, Sh. So. 476,20 — Cusman Maxamed Saciid. (260)
XEER Wasaaradda Ganacsiga Gudaha L. 128 1974-11-14 Qiimaha dhuxusha geedaha.
XEER Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta L. 129 1974-11-18 Tigidh cusub sannadguurada 5aad ee Kacaanka.
SHARICADDA MARMARKA — Shir aan caadi ahayn (259)
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
29. SANNADKA II. Muqdisho- 1 Deshembre 1974- L. 12.pdf19.85 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

47
checked on Apr 24, 2024

Download(s)

104
checked on Apr 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.