Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7688
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 1 ee 1 Janayo 1984
Taariikhda qoraalka: 1-Jan-1984
Title Act: SHARCI L. 1 1984-01-01 Oggolaansho Miisaaniyadda ku-talagalka Sannadka 1984
SHARCI L. 2 1984-01-07 Isbeddelka 2aad ee Miisaaniyadda 1982
SHARCI L. 3 1984-01-08 Wax ka beddelid Sharciga Shaqaalaha DAWLADDA, (Sharci L. 5 ee 2da Feberaayo 1980)
SHARCI L. 4 1984-01-09 Oggolaanshaha Xissabxirka Miisaaniyadda 1982
SHARCI L. 5 1984-01-09 Oggolaansho Heshiis wax wada qabsi xagga dhaqaalaha Ganacsiga iyo Maalgelinta oo dhexmaray JDS J/da Federaaliga ah ee Jarmalka,
SHARCI L. 6 1984-01-09 Wax ka beddelid Sharci L. 5 ee 11.12.1968 iyo Sharci L. 3 ee 10.1.68, kuna saabsan Tacriifada Furdada maamulka iyo tirada.
XEER SHARCI L. 1 1984-01-01 Fasax Qalab ka keenid dibadda, oo ku meel gaar ah.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 1 1984-01-09 Meel marin Heshiis wax wada qabsi xagga dhaqaalaha ganacsiga iyo Maalgelinta oo dhexmaray JDS iyo J/yadda Federaaliga ah ee Jarmalka.
XEER N. 1 1984-01-09 Instrument of Ratification.
XEER SHARCI L. 2 1984-01-07 Canshuurta Gadidda.
XEER SHARCI L. 2 1984-01-07 Canshuurta Gadidda.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 6.12.83 - Lumid Buug Keyd L. 5690 ku qoran Maxamed Call Maxamuud
MAXKAMADDA GOBOLKA TOGDHEER 30.8.83 - Lumid Jeeg War- L.560538 ku qoran Axmed Furre Ubaxale
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
01. SANNADKA XII. Muqdisho- 1 Janayo 1984- L. 1.pdf12.25 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

42
checked on Apr 23, 2024

Download(s)

133
checked on Apr 23, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.