Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7686
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 1 Tr. 1 Jannaayo 1977
Taariikhda qoraalka: 1-Jan-1977
Title Act: XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 2 1976-12-25 Cusbooneysiin Ruqsadda sahanka Betroolka.
SHARCI L. 2 1976-12-13 Toosin ku saabsan Sharciga L. 38 se 5.4. 1976.
SHARCI L. 6 1977-01-05 Abuuridda Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Badda iyo Waaxdiisa.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 1 1976-10-20 Shaqo ka saarid Xiddigle Aadan Cali Faarax.
XEER Wasaaradda Ganacsiga L. 4 1976-10-20 Cad dhul Dawladeed, la siiyey Jaalle Geedi Raage Xasan, ku yaal Muqdisho Xaafadda Hodan jidka 26 Juunyo kuna fadhiya mq. 445,50 yahay Minreaale
XEER Wasaaradda Ganacsiga L. 5 1976-10-20 Qiimaha ay ku iibinayso. «ALBA» biyaha mineraalka.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 29.12.76 - Lumid Buugga L. 11575 ku qoran tahay Sh. So. 300 uu leeyahay Cabdi Yuusuf Kulan L. 4/Bis
MAXKAMADDA GOBOLKA SH. HOOSE, Lumid Buugga: kaydka L.1 ku qoran Sh. So. 1.800 uu leeyahay Cabdullaahi Maxamed Maxamuud, L. 4
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 5.1.77 - Lumid Buugga kaydka L. 7403 ku qoran Sh. So. 15618 uu leeyahay Xuseen Faarax Siyaad L. 3
MAXKAMADDA DEGMADA QARDHO 29.11.76, Lumid jeegga W. Lam. 19838 ku qoran Sh. So. 305 u leeyahay Axmed Weyrax Maxamuud L. 2
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 5.8.76 Lumid JeeggaW. lam. 92977 ku qoran Sh. So. 17.400 ay leedahay Aamina Cilmi Bulxan L. 1
SHARCI L. 4 1976-12-25 Nuqul Carabi ah.
SHARCI L. 4 1976-12-25 Meel Marin Heshiis.
SHARCI L. 3 1976-12-15 Sharci ku saabsan Hantiwadaagga Naadiyada isboortiga Soomaaliyeed.
SHARCI L. 1 1976-12-13 Toosin ku saabsan Sharciga L. 55 ee 4 Okt. 1976.
SHARCI N. 5 1976-12-30 Instrument of Ratification.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 3 1976-08-04 Dhul Dawladeed la siiyey gacantana loo geliyay (Libera Disponibilita’) Jaalle Edna Shukri Aadan Ismaaciil – ku yaal Muqdisho – Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 1254 Cad dhul dawladeed gadatay Jaalle Aamina Sheekh Maxamed – kuna yaal Muqdisho Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 1.320,
SHARCI L. 5 1976-12-30 Meel Marin Heshiis.
MAXKAMADDA GOLBOLKA BANAADIR, 2.1.77 - Lumid jeegga Wateeg L. 514705 ku qoran Sh. So. 11.000 uu leeyahay Jaalle Maxamed Cabdi Geelle L. 4/Bis
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
01. SANNADKA V. Muqdisho- 1 Jannaayo 1977- L. 1.pdf19.68 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

46
checked on Apr 20, 2024

Download(s)

148
checked on Apr 20, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.