Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7620
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 1 R 5 ee 18 Maajo 1984
Taariikhda qoraalka: 18-May-1984
Title Act: SHARCI L. 14 1984-04-19 Oggolaansho Meel marin heshiis dhexmaray JDS iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Ciraaq.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 7 1984-02-13 Meel-marin Heshiis.
SHARCI L. 16 1984-03-19 Oggolansho meel-marin heshiis dhexmaray JDS iyo Ha'adda Dhaqaalaha Dibadda ee Jabaan.
SHARCI L. 17 1984-03-19 Oggolaansho Meel-marin heshiis dhaqaale, Ganacsi iyo Iskaashi Farsamo oo dhexmaray JDS iyo DAWLADDA Jamhuuriyadda Greek.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 8 1984-03-19 Meel-marin Heshiis dhexmaray JDS iyo J/yadda Ciraaq.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 9 1984-03-19 Meel-marin Heshiis dhexmaray JDS iyo Hay'adda Dhaqaalaha Dibadda ee Jaban.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 10 1984-03-19 Meel-marin Heshiis dhexmaray JDS iyo DAWLADDA J/yadda Greek.
XEER SHARCI L. 3 1984-03-08 Kordhin Fasax Qalab iyo badeeco ka keenid dibadda oo ku meel gaar ah.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 6 1984-03-12 Dhul ku yaal Magaalada Baydhabo.
XEER N. 9 1984-03-19 Instrument of Ratification.
XEER N. 10 1984-03-19 Instrument of Ratification.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 15.4.84 - Lumid Jeeg War- L- 336534 ku qoran Xaliimo Maxamuud X- Faarax.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR16.5.84 - Lumid Buug Keyd L- 8140 ku qoran Xasan Maxamed Ibraahim.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 14.5.84 - Lumid Jeeg War- L-696943 ku qoran Caassa Maxamed Xaamuud.
LUNA AFRICA BOTTLING COMPANY
DAWLADDA HOOSE EE MUQDISHO 25Set- 1983 - Naado Dhul Jaalle Cabdullaahi Maxamed Dheere
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 9.4.84 - Lumid Buug Kayd L- 7675 ku qoran Dahaba Nuur Caddow L. 124
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR8.4.84 - Lumid Buug Kayd L- 5447 ku qoran Cali Xuseen Barkhadle L. 123
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 8.4.84 - Lumid Buug Kayd L- 1864 ku qoran Khadiija Cumar Cusmaan L. 122
GOBOLKA BANAADIR 5.4.84 - Lumid Buug Kayd L- 2292 ku qoran Ruun Cabdulqaadlr Maxamed L. 121
XEER N. 7 1984-02-13 Instrument of Ratification.
SHARCI L. 15 1984-02-13 Wax ka beddelid iyo ku kordhin Sharciga tirsigiisu yahay 35/bis ee 18kii Maajo 1984.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 11 1984-02-21 Gunnada Shaqaalaha Waaxda Duulista iyo Hawada ee Wasaaradda G. Dhulka iyo Cirka.
MAXKAMADDA GOBOLKA BARI 15.4.84 - Lumid Jeeg War- L 267435 ku qoran Siciid Faarax Gurxan.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
10. SANNADKA XII. Muqdisho- 18 Maajo 1984- L. 1 R. 5.pdf6.41 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

73
checked on Jul 22, 2024

Download(s)

242
checked on Jul 22, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.