Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7520
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L 6 ee 1 Juunyo 1984
Taariikhda qoraalka: 1-Jun-1984
Title Act: SHARCI L. 20 1984-05-09 Oggolaansho Meel-marin heshiis dhexmaray JDS iyo Bankiga Horumarinta Afrika.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 20 1984-05-09 Meel-marin Heshiis dhexmaray JDS iyo Bankiga Horumarinta Afrika.
XEER N. 20 1984-05-09 Instrument of Ratification.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 21 1984-05-03 Magacaabid Sarkaal loo wakiishay Kharajka Miisaaniyadda Sannadka 1984.
XEER SHARCI L. 4 1984-05-18 Dib u habaynta Sharciga L. 4 ee 13 Abr.1983 kuna saabsan Joojinta Qaadka.
XEER SHARCI L. 5 1984-05-18 Dembiyada Mukhaadaraadka.
XEER SHARCI L. 6 1984-05-18 Baabi'inta Wakaaladda Hor/ta iyo Ganacsiga Faleenka iyo Xabkaha.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 19.5.84 - Lumid Jeeg War. L. 637807 ku qoran Maxamed Cabdi Cab/maan L. 151
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 22.5.84 - Lumid Buug Kayd L. 21551 ku qoran Saciida Wehehye Siyaad L. 152
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 14.5.84 - Lumid Buug Keyd L. 8671 ku qoran Aasiya Shariif Maki L. 153
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 30.5.84 - Lumid Buug Keyd L. 29181 ku qoran Macallin Axmed Maxamed L. 154
MAXKAMADDA GOB. TOGDHEER 30.5.84 - Lumid Jeeg War. L. 21245 ku qoran Cabdullahi Cumar Jaamac L. 155
SOMAL FRUIT SPA Saldhigga Muqdisho - Ogeysiis Shir Caadi ah.
NATIONAL BOTTLING COMPANY SPA - Shirkad Saamiley ah saldhiggeedu yahay Muqdisho Raasamaal la wada bixiyey Sh. So. 3.600.000.
HORSEED SPA - Shir Saamiley ah Saldhuggeedu yahay Muqdisho, Raasumaal la wada bixiyey Sh. So. 1.000.000.
RUGTA GARGAARKA BEERAHA - Shir Saamiley ah, Saldhiggeedu yahay Muqdisho, Raasumaal la wada bixiyey Sh. So. 4.000.000
SOCIETA' INCREMENTO PRODUZIONE AGRICOLE SIPA-Saldhiggeedu yahay Shalambot JDSoomaaliya, Raasumaalkeedu yahay Sh. So. 8.112.000, Ogeysiis Shir Caadi ah.
SHIRKADDA BEER TACABKA LUUL SSL - Saldhuggeedu yahay Muqdisho, Raasumaalkeedu yahay Sh. So. 1.100.000.
INDUSTRIA CARTIERE SOMALE INCAS SPA - Shirkad Saamiley ah, Saldhiggeedu yahay Muqdisho, Raasumaal la wada bixiyey Sh. So. 45.000.000.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
12. SANNADKA XII. Muqdisho- 1 Juunyo 1984- L. 6.pdf8.28 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

290
Last Week
2
Last month
0
checked on Sep 20, 2026

Download(s)

211
checked on Sep 20, 2026

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.