Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/5699
Cinwaan: | [Aasid - Sepoltura] | Hoobal: | Sheekh Liibaan Fiqi Buraale Salaad Daahir Afqarshe |
Mowduuca: | Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural |
Ereyga furaha: | aasid geeri diin maydka hiddaha iyo dhaqanka sepoltura morte religione salma cultura tradizionale burial death religion corpse traditional culture |
Nooca duubista: | Conversazione | Taariikhda qoraalka: | 1-Feb-2017 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Abstract: | Odayaashu waxay halkan kaga doodayaan sida gobollada kala duwan ee Soomaaliya loogu aaso maydka: waxa uu Islaamku faraya iyo suuradaha Quraanka ee la akhriyo; diyaarinta maydka; caadooyinka la xiriira aaska iyo xoolaha la qalo; hawsha aasidda iyo meesha lagu aaso maydka (qod, tuulmo, qubuuro); Sifooyinka baroordiiqa. In questa conversazione gli anziani parlano di come avviene la sepoltura dei morti nelle varie regioni somale: quali sono i dettami dell'Islam e le Sure lette dal Corano; la preparazione della salma; il rito, la cerimonia e gli eventuali sacrifici animali; la sepoltura vera e propria e i luoghi (fosse, termitai, tombe e cimiteri); le caratteristiche del lutto. In this conversation, the elders talk about the burial of the dead in the different regions of Somalia: Islam's principles and the Suras from the Koran; the preparation of the remains; ritual, ceremony and any animal sacrifices; the true and proper burial and places (ditches, mounds, tombs and cemeteries); the characteristics of mourning. |
Sifayn: | Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed. Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale. Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's. |
Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/5699 | Af: | it so |
Qaabka asalka ah: | audiocassetta |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
57_Sepoltura.pdf | 19.39 kB | Adobe PDF | Muuji/fur | |
57_Aasid.pdf | 66.54 kB | Adobe PDF | Muuji/fur | |
Aasid 1 lato a.mp3 | 43.78 MB | MP3 | Muuji/fur |
Page view(s)
281
checked on Nov 21, 2024
Download(s)
295
checked on Nov 21, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons