Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/5684
Cinwaan: Codadkeenna, sawirradeenna
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Arkiyooloji iyo taariikh::waqtiga la jooga
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Fan iyo sawir
Soggettario Centro Studi Somalo::ARCHEOLOGIA E STORIA::Contemporanea
Soggettario Centro Studi Somalo::ARTE & FOTOGRAFIA
Center for Somali Studies List of Subjects::Archaeology and history::contemporary
Center for Somali Studies List of Subjects::Art & Photography
Ereyga furaha: sawirro
taariikh
Soomaaliya
Sweden
fotografie
storia
Somalia
Svezia
photographs
history
Somalia
Sweden
Taariikhda qoraalka: 2014
Tifaftire: Hidde iyo Dhaqan
Nooca: Book
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Bog: 241
Abstract: "Codadkeenna, sawirradeenna" (EREB) waa mashruuc looga gol lahaa sidii dib looga sheekeyn lahaa, loo qaabeyn lahaa taariikhda cusub ee gubatay. Waxaana laga sameeyey buuggaan oo ka kooban: 1) sheekooyin laga soo minguuriyey dhallinyaro soomaaliyeed oo reer Malo ah, wareeysiyo iyaga laga qaaday iyo kuwo ay ka qaadeen qaraabo ka da’ wayn; 2) sawirro cusub oo qiimo leh oo Malmo lagu qaaday iyo kuwo taariikhi ah ee soomaalida laga helay.
"Codadkeenna, sawirradeenna" (Le nostre voci, le nostre immagini) è un progetto mirato a raccontare di nuovo e ricostruire la storia moderna della Somalia che è stata dimenticata. Dal progetto è nato questo libro che raccoglie: racconti di giovani somali che vivono a Malmo (Svezia) e interviste fatte dai giovani a parenti più grandi di loro; fotografie scattate a Malmo e altre immagini storiche.
"Codadkeenna, sawirradeenna" (Our voices, our pictures") is a project aimed at retracing and recounting the forgotten Somali modern history. The project gave birth to this book which contains: stories from Somali young people living in Malmo (Sweden) and their interviews to Somali relatives; photos taken in Malmo and other historical images.
Link: http://www.hidde-iyo-dhaqan.se/onewebmedia/somaliaboken/somalisk/#/1/
Goobta: Malmo
URI : http://hdl.handle.net/2307/5684
Af: so
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Libri - Buugaag - Books

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Codadkeenna_ Sawirradeenna.pdf98.38 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

504
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

870
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons