Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/5637
Cinwaan: [Martigelin II - Ospitalità II]
Hoobal: Cali Muddiir
Sheekh Abuu
Xaaji Maxamed Liibaan
Axmed Nuur
Salaad
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Ereyga furaha: martigelin
soodhoweyn
bulsho
xiriir
ereyo
maahmaahyo
ospitalità
accoglienza
società
relazioni
lessico
proverbi
hospitality
welcoming
society
relationships
lexicon
proverbs
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 4-Jan-2017
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Odayadu waxay markan ka doodayaan martigelinta Soomaaliyeed: qiimaha martigelina; habka loo baahan yahay in loo soo dhoweeyo martida; cuntada lagu soo dhoweynaayo; noocyada kala duwan ee martigelinta; waxyaabaha lagu aqoonsado marigelinta suuban iyo midda xun. Islaa markiina, odayaashu waxay ka faalloonayaan ereyada la xiriira mowduucaas, waxayna xusayaan maahmaahyo iyo orahyo la xiriira dhaqanka Soomaaliyeed.
In questa conversazione gli anziani discutono del concetto di ospitalità all'interno della società somala: il valore dell'ospitalità; le modalità in cui un ospite deve essere ricevuto; il cibo e il riparo da offrire; le diverse tipologie di ospite; le caratteristiche di una buona o cattiva accoglienza. Nel contempo, gli anziani illustrano la terminologia relativa all'argomento e citano proverbi e detti appartenenti alla tradizione popolare.
In this conversation, the elders talk about hospitality within Somali society: the meaning and value of hospitality; the manner in which a guest must be received; food and shelter that must be offered; the different types of guest; the characteristics of a good or bad reception. At the same time, the elders illustrate the terminology related to the topic and mention proverbs and sayings belonging to Somali folklore.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed.
Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale.
Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/5637
Af: it
so
Muuddo: 45'
Qaabka asalka ah: audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
55 - Ospitalità II.pdf89.2 kBAdobe PDFMuuji/fur
55 - Martigelin II.pdf78.25 kBAdobe PDFMuuji/fur
Marti gelin II - 55b.mp342.29 MBMP3Muuji/fur
Marti gelin II - 55a.mp3992.49 kBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

214
Last Week
0
Last month
1
checked on Nov 23, 2024

Download(s)

452
checked on Nov 23, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons