Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/5611
Cinwaan: Poetry in Somali society
Qore: Andrzejewski, B.W.
Mowduuca: Center for Somali Studies List of Subjects::Literature::poetry
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Suugaan::maanso
Soggettario Centro Studi Somalo::LETTERATURA::Poesia
Ereyga furaha: literature
poetry
pastoral nomads
art
history
oral culture
suugaan
maanso
raacato reerguuraa
farshaxan
taariikh
dhaqn tiraabeed
letteratura
poesia
pastori nomadi
arte
storia
cultura orale
Taariikhda qoraalka: 2011
Tifaftire: Routeledge
Nooca: article
Nuxurka ku: Journal of African Cultural Studies
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro Studi Somali (http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php)
Lambarka Majallada: 1
Bog: 5-8
Abstract: The article, originally published by the author in 1963, provides a general introduction to Somali poetry. Originating in Somali pastoral environment, poetry is the finest artistic expression in Somali society: it has a number of metric restrictions (among all, allitteration and the wide use of figures of speech) and it is almost always topical and related to some true life situation; its purpose and the moment of its composition are fundamental aspects of the poem itself. The role of the poet is multifaceted: artist, spokesman and a politician. Poetry in Somali oral culture with its oral means of knowledge trasmission fulfills historic and memory functions and represents an important moral values vehicle.
Maqaalkan, oo la daabacay 1963, wuxuu si guud uga hadlayaa maansada ka soo jeedda degaannada raacatada Soomaaliyeed. Maansada oo u ah Soomaalida fanka hadalka midkiisa ugu heer sarreeya waxay leedahay: miisaan, qaafiyad iyo hadal maldaheed badan. Mowduuca maansadu wuxuu mar waliba la xiriira dhacdooyinka iyo xaaladda markas jirta. Dowrka gabyaagu dhowr weji ayuu leeyahay: fannaan, afhayeen iyo siyaasi. Maansadu waxay xambaarsan tahay qayb ka mid ah taariikhda iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
L'articolo, pubblicato per la prima volta dall'autore nel 1963, è un'introduzione generale alla poesia somala. Affondando le sue radici nell'ambiente pastorale somalo, la poesia è la più raffinata espressione artistica della società somala: presenta un numero di restrizioni metriche e stilistiche (tra tutte: allitterazione e ampio uso di figure retoriche), è quasi sempre di attualità o legata a qualche evento realmente accaduto; il suo scopo e il momento della composizione sono aspetti fondamentali della poesia stessa. Il ruolo del poeta è sfaccettato: è al tempo stesso artista, portavoce e politico. La poesia nella cultura orale somala con i suoi mezzi di trasmissione del sapere orali essi stessi assume inoltre una funzione storica e di memoria, e rappresenta infine anche il veicolo primario per tramandare i valori morali che sono alla base della cultura somala.
Link: http://www.tandfonline.com/doi/full/10.1080/13696815.2011.581451
Sifayn: Extract from an article first published in New Society 25, March 23, 1963: 22–4.
Waxaa laga soo saaray maqaal lagu daabacay "New Society", Vol. 22, n.4, 1963.
Estratto da un articolo pubblicato in "New Society", Vol. 22, n.4, 1963.
URI : http://hdl.handle.net/2307/5611
Af: en
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Articoli - Maqaallo - Articles

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
LINK_Poetry in Somali society_Andrzejewski.pdf8.99 kBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

159
checked on Nov 24, 2024

Download(s)

78
checked on Nov 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons