Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/5588
Cinwaan: | [Jaridda hilibka - Il taglio della carne] | Hoobal: | Daahir Afqarshe Fiqi Buraale Dhegaweyne Salaad Cali Mudiir Siciid |
Mowduuca: | Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural |
Ereyga furaha: | xoolo hilib cunno hilib qalid ereyo animali carne cibo macellazione alimentazione lessico animals meat food butchery nutrition lexicon |
Nooca duubista: | Conversazione | Taariikhda qoraalka: | 20-Dec-2016 | Nooca: | Sound | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Abstract: | Odayadu waxay halkan kaga doodayaan arrimaha ku saabsan hilibka, gaar ahaan farsamada loo qalo loona jarjaro hilibka lo'da iyo geela, qaybaha kala duwan ee loo qaybiya neefka, waqtiyada la cuno hilibka. Waxay si gaar ah ugu nuuxnuuxsanayaan sida loo cuno loona adeegsado barida. kaddibna, ereyada la xiriira arrimahaas ayay ka doodayaan. In questa conversazione gli anziani discutono della carne, in particolare delle tecniche di macellazione e di taglio di ovini e cammelli, delle diverse parti in cui viene diviso l'animale, delle occasioni in cui viene servita la carne. Si soffermano in particolare sul gluteo e i modi in cui viene consumato o impiegato. Contestualmente, gli anziani discutono la terminologia relativa all'argomento. In this conversation the elders talk about meat, in particular about slaughtering and cutting techniques of sheep and camels, the different parts in which the animal is divided, the occasions in which the meat is served. They focus on the buttock meat and how it is consumed or used. Simultaneously, the elders discuss the terminology related to the subject. |
Sifayn: | Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed. Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale. Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's. |
Goobta: | Mogadiscio | URI : | http://hdl.handle.net/2307/5588 | Af: | it so |
Muuddo: | 90' | Qaabka asalka ah: | audiocassetta |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Audio - Maqal - Audios |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Taglio della carne II - 30b.mp3 | 42.06 MB | MP3 | Muuji/fur | |
Taglio della carne II - 30a.mp3 | 42.16 MB | MP3 | Muuji/fur | |
30 - Taglio della carne.pdf | 42.54 kB | Adobe PDF | Muuji/fur | |
30 - Jaridda Hilibka.pdf | 51.53 kB | Adobe PDF | Muuji/fur |
Page view(s)
248
Last Week
0
0
Last month
4
4
checked on Nov 22, 2024
Download(s)
682
checked on Nov 22, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons