Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/5518
Cinwaan: | Strata in loanwords from Arabic and other Semitic languages in Northern Somali | Qore: | Banti, Giorgio | Mowduuca: | Center for Somali Studies List of Subjects::Linguistics::historical Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Cilmi-afeed::taariikheed Soggettario Centro Studi Somalo::LINGUISTICA::Storica |
Ereyga furaha: | linguistics historical linguistics Northern Somali loanword Semitic languages cilmi-afeed cilmi-afeedka iyo taariikhda Woqooyi Soomaaliya ereyo la soo ergaday afafka Semitigga linguistica linguistica storica somalo settentrionale prestito linguistico lingue semitiche |
Taariikhda qoraalka: | 5-Dec-2016 | Nooca: | article | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro Studi Somali (http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php) | Bog: | 24 | Abstract: | This paper tries to identify and discuss in some detail the main layers of Semitic loanwords in Northern Somali. The first two sections describe the language in object, the group of East Cushitic dialects and languages of which it is part and the languages with which it is now in contact. The following sections discuss a number of loanwords in NS that can be ascribed to three major Semitic language groups: Ancient South Arabian, Arabic, Southern Ethiosemitic. Maqaalkani wuxuu falanqaynayaa qaybka mid ah ee ereyada Semitika oo laga dhex helo lahjadda Soomaalida woqooyi. Labada qayb ee hore waxay ka hadlayaan afka, koox afeed iyo lahjadeed ee Kushitigga Bari iyo afafka maanta xiriirka la leh. Qaybaha ku xiga waxay ka hadlayaan ereyada ergashada ku yimid oo laga dhex helayo lahjadaha Soomaalida woqooyi, kuwaasoo ka soo kale jeeda saddex koox ee afafka Semitigga: koofur Areebiya, af Carbeedka iyo afafka Semitigga ee Itoobiyada koofureed. Quest'articolo si propone di individuare e discutere nel dettaglio gli strata principali dei prestiti semitici nel somalo settentrionale. Le prime due sezioni descrivono la lingua, il gruppo di lingua e dialetti cuscicitici orientali di cui fa parte e le lingue con cui è in contatto oggi. Le sezioni che seguono descrivono alcuni prestiti del somalo settentrionale che si possono attribuire a tre gruppi di lingue semitiche: sudarabico, arabo e etiosemitico meridionale. |
URI : | http://hdl.handle.net/2307/5518 | Af: | en |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Articoli - Maqaallo - Articles |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Strata in loanwords from Arabic and other Semitic languages in norhern Somali.pdf | 5.41 MB | Adobe PDF | Muuji/fur |
Page view(s)
147
Last Week
0
0
Last month
13
13
checked on Nov 21, 2024
Download(s)
1,367
checked on Nov 21, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons