Utilizza questo identificativo per citare o creare un link a questo documento: http://hdl.handle.net/2307/40044
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 3 ee 1 Maarso 1978
Taariikhda qoraalka: 1-Mar-1978
Title Act: SHARCI L. 6 1978-02-24 Heshiis Aamaah ah ee dhexmaraya Bangiga Horumarinta Soomaaliyeed iyo Bangiga Horumrinta Aljeerya.
SHARCI L. 7 1978-02-24 Ku dhawaaqidda Marxalad heegan ah.
SHARCI L. 8 1978-02-24 Xilka iyo awoodda La-Taliyaha Madaxwenaha Xagga Arrimaha Dhaqaalaha.
SHARCI L. 9 1978-03-04 Oggolaansho xubin ka noqosho J.D.S. Axdiga Ururka I.M.C.O.
SHARCI N. 9 1978-03-04 The acceptance of the Somali Democratic Republic to the I.M.C.O. Convention.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 10 1978-01-31 Kirada cusub ee Baabuurta Xamuulka.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 11 1978-02-24 Magacaabid La-Taliyaha Madaxweynaha Xagga Dhaqaalaha.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 12 1978-04-15 Concessione di area di terreno demaniale a favore del Sig. Ali Seek Haidar.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 13 1978-07-16 Qaadid dhul dan guud awgeed ee waqti hore la siiyey Jaalle Bilan Samantar Warfaa.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 14 1978-02-15 Dhul Dawladeed la siiyey sharci ahaan loo aqoonsaday Jaalle Maxamed Nuureeni Bakar kuna fadhiya mq. 697/50.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 13.2.78 - Lumid Buugga L. 10496 kuna qoran tahay Sh. So. 3.683, uu leeeyahay Ciise Faarax Maxamed L.100
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 26.2.78 - Lumid Jeegaga Kaydka ee kala yihiin 010690./ iyo 016 91 /- oo ay ku qoran tahay kiiba 1.000./ isu geyn 2.000/- uu leeyahay Maxamed Abyan Cigaal L. 101
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 26.2.78 - Lumid Jeegga Kaydka ee lam. yahay 211318; ee ay ku qoran tahay Shs. 3.000/- uu leeyahay Cabdullaahi Maxamuud Guuleed L. 102
MAXKAMADDA GOBOLKA BAYDHABO 27.2.78 - Lumid Jeegga L. 17352 ku qoran tahay Shs. 540 uu leeyahay Xaaji Siid Bakar L. 103
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 27.2.78 - Lumid Jeegga lam. 17352 ku qoran tahay Shs. 540/- uu leeyahay Maxamed Cabdulle Cali L. 104
SOCIETA’ INCREMENTO PRODUZIONALE AGRICOLA- S.I.P.A. - Ogeysiis isu yeerid Shir caadi ah L. 105
SOCIETA' INDUSTRIALE COMMERCIALE ARMATORIALE - Ogeysiis isugu yeedir Shir Caadi ah L. 106
S.l.C.A. (F. BOERO) - S.p.A - Avviso di convocazione di assemblea ordinaria L.106
MAXKAMADDA DEGMADA BERBERA 31.1.78 - Lumid Buugga Kaydka L. 1391/7 ku qoran tahay Shs.10.45 uu leeyahay Ibraahim Cabdi Cawaale L. 107
È visualizzato nelle collezioni:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

File in questo documento:
File Descrizione DimensioniFormato
07. SANNADKA VI. Muqdisho- 1 Maarso 1978- L. 3.pdf9.53 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

306
checked on Feb 24, 2026

Download(s)

574
checked on Feb 24, 2026

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.