Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/28976
Nooca fal sharciyeed (ing): DECREE
Nooca fal sharciyeed (tal): DECRETO
Nooca fal sharciyeed (soo): XEER
Cinwaan: Qod. 4aad. Waa in loo akhriyaa sida hoos ku qoran. Qod. 4: Qoraallada iyo heshiisyada ku saabsan kala wareegis hanti ma guurto, qiimaha hantida la kala wareegsanayo; heshiisyada shirkadeed oo cayn kasta ah iyo wada lahaansho hantiyeed, qiimaha hantida lagu shirkoobay ama la wada yeelanayo; heshiisyada ku saabsan shirkooyin isku darid, qiimaha guud ee hantida iyo kaydka shirkadaha
Issue: L. 42
Taariikhda qoraalka: 20-Jul-1981
Mawduuca (ing): AGREEMENTS
Mawduuca (soo): HESHIISYO
Mawduuca (tal): ACCORDI E CONVENZIONI
Contained in: FAAFIN RASMI AH L 2 R 8 ee 25 Agoosto 1981
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

42
Last Week
0
Last month
0
checked on May 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.