Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/2778
Cinwaan: | Ignorance is the enemy of love | Qore: | Faarax Maxamed J. "Cawl" | Mowduuca: | Center for Somali Studies List of Subjects::Literature::fiction (texts) Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Suugaan::sheeko (buugaag) Soggettario Centro Studi Somalo::LETTERATURA::Narrativa(Testi) |
Ereyga furaha: | novel literature love sheeko suugaan jacayl romanzo letteratura amore |
Taariikhda qoraalka: | 1982 | Tifaftire: | Zed Press | Nooca: | Book | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Bog: | 104 | Abstract: | This novel represents the first major literary publication in the Somali language, which had no official orthography until 1972. It is based on a real incident of the last century, it tells the story of a young woman who sends a love letter to a man who cannot read, with sad consequences. It is set at the beginning of the twentieth century and is the story of Cawrala and Calimaax. Fate brings them together as they travel on the same ship from Aden. However, the ship runs into a storm but Calimaax is able to rescue Cawrala. Sheekada buuggani waxay ka mid tahay qoraalladii suugaaneed ee ugu doorka roonaa ee lagu qoray Af-soomaaliga, markii lagu dhawaaqay farta rasmiga ee Af-soomaaliga; waxayna ka hadlaysaa sheeko dhab ah oo ay dhacday billowga qarnigii aan soo dhaafnay. Waxay ka hadlaysaa dhibaatadii ay la kulantay gabar ay u qortay warqad jaceyl nin aan garanayn wax akhrin. Qisadani waxay ku saabsan Cawrale iyo Calimaax. Calafkoodu wuxuu noqday in ay ku wada kulmaan dooni ka dhooftay Cadan, taasoo ku jabtay badda dhaxdeeda, laakiin Calimaax waxay u suurtowday in uu badbaadiyo Cawrala. Questo romanzo rappresenta la prima importante pubblicazione letteraria in lingua somala, che non aveva ortografia ufficiale fino al 1972. Si basa su una storia vera avvenuta del secolo scorso e narra la vicenda di una giovane donna che invia una lettera d'amore ad un uomo che non sa leggere, con conseguenze negative. La narrazione è ambientata all'inizio del XX secolo ed è la storia di Cawrala e Calimaax. Il destino li riunisce mentre viaggiano sulla stessa nave da Aden; la nave si imbatte però in una tempesta, ma Calimaax riesce a salvare Cawrala. |
Sifayn: | File not available: the publishing house has not allowed the publication in Open Access. Original document currently not available at the Centre for Somali Studies, as belonging to Prof. Annarita Puglielli's private collection. Faylku diyar ma ah waayo daabacaha ma oggola in lagu nashariyo "Open Access". Qoraallo aan haatan laga helayn Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed, maadaama ay yihiin qoraallo u gaar ah Prof. Annarita Puglielli. File correlato non disponibile per mancata autorizzazione da parte della casa editrice alla pubblicazione in Open Access. Documento originale attualmente non disponibile presso il Centro Studi Somali in quanto appartenente alla collezione privata della Prof. Annarita Puglielli. |
Goobta: | Londra | URI : | http://hdl.handle.net/2307/2778 | ISBN: | 978-0957416000 | Af: | en |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Libri - Buugaag - Books |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
PDF mancata autorizzazione editore.pdf | 6.15 kB | Adobe PDF | Muuji/fur |
Page view(s)
243
checked on Nov 21, 2024
Download(s)
92
checked on Nov 21, 2024
Google ScholarTM
Check
Altmetric
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons