Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1771
Cinwaan: Tuma dheh, taa / Cusub dheh
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Xaji "Baalbaal"
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: hees
cayaar
shirib
canto
danza
shirib
song
dance
shirib
Nooca duubista: Canto
Taariikhda qoraalka: 7-Aug-2013
Taariikhda la sameeyay: 30-Apr-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Tuma dheh, taa / cusub dheh", halqabsi hees shirib qaabkiisa laga yaqaan degaanka Sanaag (iyo Bari), waxyaabaha loo adeegsaday: cod rageed, sacab iyo cagaha oo dhulka lagu garaacayo. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. ._-_"Tuma dheh, taa / Cusub dheh" (Battete, quella nuova), incipit; 'shirib', canto di danza nello stile della regione Sanaag (e del Bari). Modo di esecuzione: voce maschile, mani (sacab) e piede battuto a terra. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 30 aprile 1985 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con Diiriye Faarax Cabdi, detto Xaaji "Baalbaal". Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Tuma dheh, taa / Cusub dheh" (Beat it, the new one) opening words; 'shirib', dance song in the style of Sanaag region (and Bari region). Performance: male vocal, hands (sacab) and foot (stamped) on the ground. Recorded by Francesco Giannattasio on April, 30th 1985 in Mogadishu (at Liido home), with Diiriye Faarax Cabdi, called Xaaji "Baalbaal". In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1771
Af: so
Muuddo: 1' 54''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
18.Tuma dheh_ taa Cusub dheh.mp31.81 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

170
Last Week
0
Last month
4
checked on Nov 23, 2024

Download(s)

281
checked on Nov 23, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons