Please use this identifier to cite or link to this item: http://hdl.handle.net/2307/1771
Title: Tuma dheh, taa / Cusub dheh
Editors: Giannattasio, Francesco
Recording Author: Xaji "Baalbaal"
Discipline: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Keywords: hees
cayaar
shirib
canto
danza
shirib
song
dance
shirib
Type of recording: Canto
Issue Date: 7-Aug-2013
Date of creation: 30-Apr-1985
Type: Sound
Call Number: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Description: "Tuma dheh, taa / cusub dheh", halqabsi hees shirib qaabkiisa laga yaqaan degaanka Sanaag (iyo Bari), waxyaabaha loo adeegsaday: cod rageed, sacab iyo cagaha oo dhulka lagu garaacayo. F. Giannattasio ayaa 30/04/85, isagoo jooga gurigiisa ku yaalla Liido ee Moqdisho, ka duubay Diiriye Faarax Cali oo loo yaqaan "Xaaji Baalbaal". Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannattasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. ._-_"Tuma dheh, taa / Cusub dheh" (Battete, quella nuova), incipit; 'shirib', canto di danza nello stile della regione Sanaag (e del Bari). Modo di esecuzione: voce maschile, mani (sacab) e piede battuto a terra. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 30 aprile 1985 a Mogadiscio (nella propria abitazione al Liido), con Diiriye Faarax Cabdi, detto Xaaji "Baalbaal". Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Tuma dheh, taa / Cusub dheh" (Beat it, the new one) opening words; 'shirib', dance song in the style of Sanaag region (and Bari region). Performance: male vocal, hands (sacab) and foot (stamped) on the ground. Recorded by Francesco Giannattasio on April, 30th 1985 in Mogadishu (at Liido home), with Diiriye Faarax Cabdi, called Xaaji "Baalbaal". In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Location: Mogadiscio
URI: http://hdl.handle.net/2307/1771
Language: so
Duration: 1' 54''
Format: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Appears in Collections:Audio - Maqal - Audios

Files in This Item:
File Description SizeFormat
18.Tuma dheh_ taa Cusub dheh.mp31.81 MBMP3View/Open
Show full item record Recommend this item

Page view(s)

108
Last Week
0
Last month
4
checked on Apr 20, 2024

Download(s)

248
checked on Apr 20, 2024

Google ScholarTM

Check


This item is licensed under a Creative Commons License Creative Commons