Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan
http://hdl.handle.net/2307/1706
Cinwaan: | Südarabische Expedition - Band V Teil I. Die Somali-Sprache III | Qore: | Reinisch, Leo | Ereyga furaha: | Jebarti people Jebarti dialect dialetto grammar grammatica vocabulary vocabolario Jabarti lahjad naxwe qaamuus |
Taariikhda qoraalka: | 1903 | Tifaftire: | Alfred Holder | Nooca: | Book | Goobta dokumentiga: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Bog: | 126 | Abstract: | Reer Jabarti waxay ku filiqsanyihiin xeebta Geeska Afrika, laga billaabo Ras Xaafuun ilaa dhulbaraha. Waxaa loo qaybin karaa laba kooxood oo waa weyn: Digil iyo Hawiye. Afkoodu waa lahjad soomaaliyeed. Macluumaadka (qoraallada laga sameeyey, wixii laga tarjumay iyo qaamuus) waxay ka soo jeedaan hawshii aqoonyahanka caanka ah H. Hein oo uu soo ururiyay intii uu ku jiray safarkiisa uu ku sameeyenayay Koonfur Areebia, Cadan iyo Sheekh Cusmaan. I Jabarti si sono stanziati lungo la costa del corno d’Africa da Ras Hafun all’equatore. Possono essere divisi in due gruppi principali: Digil e Hawiye. La loro lingua rappresenta un dialetto del somalo e i materiali (testi originali, traduzioni e vocabolario) derivano dal lavoro del famoso etnografo e arabista W. Hein, che li ha raccolti durante i suoi viaggi nell’Arabia del Sud, in Aden e Schech-Osman. The Jabarti have settled in the entire coast area around the horn of East Africa from Ras Hafun till the equator. They can be divided into two stems: the Digil and the Hawiye. Their language constitutes a dialect of Somali and the materials (including original texts, their translations and a vocabulary) stem from the famous ethnograph and Arabist W. Hein, who collected them during his trip to South Arabia in Aden and Schech-Osman. |
Goobta: | Vienna | URI : | http://hdl.handle.net/2307/1706 | Af: | de |
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada: | Libri - Buugaag - Books |
Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl | Sifayn | Baac | Fayl | |
---|---|---|---|---|
Die Somali-Sprache - Vol. III.pdf | 7 MB | Adobe PDF | Muuji/fur |
Page view(s)
186
Last Week
0
0
Last month
2
2
checked on Nov 22, 2024
Download(s)
137
checked on Nov 22, 2024
Google ScholarTM
Check
Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons