Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1702
Cinwaan: a) Salaamu-llahi calaa sheekhey / Xuseeneyl-Baali baasi laah; b) Maddad yaa Sheekheena Xuseen / Shamsu canaa jiina shay-l-il-laa
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Seguaci della confraternita
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: caado
Digri
siyaaro
dariiqo
rito
Digri
commemorazione
confraternita
ceremony
Dikri
memorial
brotherhood
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 25-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 7-Mar-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Salaamullaahi calaa sheekhey/ Xuseenayl-Baali baasi laah"; "maddad yaa sheekheenna Xuseen / shamsu canaa jiina sheylillaa". Labo qasiido oo loo tirinayo Sh. Xuseen; waxaa lagu qaadayaa digriga dariiqada Qaadiriya. Waxaa duubay F. Giannattasio 07/03/85, isagoo jooga Muqdisho xaafadda Boondheere, waqtigaasoo lagu jiray siyaaradii Sh. Xuseen Baaliyaale. Waxaa duubistaas ka qayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannatasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 1984-89. _Salaamu-llahi calaa sheekhey / Xuseeneyl-Baali baasi laah" (La pace di Dio sul mio sheekh / Xuseyn di Baali, senza alcuna macchia); "Maddad yaa Sheekheena Xuseen / Shamsu canaa jiina shay-l-il-laa" (Grande, o nostro Sheekh Xuseen, uomo di Dio), due qasiidooyin per lo Sheekh Xuseen; rituale di digri, congregazione della Qaadiriya (in funzione). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 7 marzo 1985 a Mogadiscio, nel quartiere Boondheere, in occasione della siyaaro (commemorazione) per lo Sheekh Xuseen Baaliyaale. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Salaamu-llahi calaa sheekhey / Xuseeneyl-Baali baasi laah" (The peace of God on my sheik, Xuseyn of Baali unblemished), "Maddad yaa Sheekheena Xuseen / Shamsu canaa jiina shay-l-il-laa" (Great, our Sheekh Xuseen, man of God), two 'qasiidooyin' for Sheekh Xuseen; dhikr ceremony, Qaadiriya brotherhood. Recorded by Francesco Giannattasio on March 7th, 1985 in Mogadishu, Boondheere district, on the occasion of siyaaro (memorial) for Sheekh Xuseen Baaliyaale. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/1702
Af: so
Muuddo: 23' 51''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Nastro B19.mp322.35 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

163
checked on Apr 26, 2024

Download(s)

77
checked on Apr 26, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons