Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/1697
Cinwaan: Asalaam asalaamu caleyka / Asalaa(h) yaa Nuura Mahamad
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Seguaci della confraternita
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Ereyga furaha: caado
Digri
siyaaro
dariiqo
durbaan
rito
Digri
commemorazione
confraternita
tamburo
ceremony
Digri
memorial
brotherhood
drum
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 24-Jul-2013
Taariikhda la sameeyay: 11-Feb-1985
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: "Asalaamu asalaamu calayka / asalaamu yaa Nuuru Moxammad". Qasiido qoran oo lahjadda Maay ah, laguna qoray far carbeedda, oo u samaysan qaab digri oo raacsan dariiqadda Xusayniyah. Waxaa loo qaaday iyadoo loo adeegsanayo: codad, durbaan, sacab. Francesco Giannattasio ayaa 11/02/85, isagoo jooga Far Xaano (Shabeellada Hoose) agagaarka Baraawe, ayuu duubay waqti la siyaaranaayay qabriga Sh. Makhtuub Karaama. Waxaa duubistaas ka bayb qaatay Aweys Maxamed Waasuge, oo kala shaqaynaayay Giannatasio xagga baarista muusikada soomaaliyeed, isagoo markaas ka ahaa Masraxa Qaranka Soomaaliyeed soosaare 19984-89. ._-_"Asalaam asalaamu caleyka / Asalaa(h) yaa Nuura Mahamad", incipit della qasiido (traslitterazione somala, dialetto maay, dall'arabo, "Pace e salute a te, luminoso Mahamad"); rituale di digri, congregazione della Xuseeniya (in funzione). Modo di esecuzione: voci, tamburo, battito di mani (sacab). Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio l'11 febbraio 1985 a Far Xaano, nella regione Shabellada Hoose (Basso Scebeli) nei pressi di Baraawe (Brava), in occasione della siyaaro (commemorazione) alla tomba dello Sheekh Makhtuub Karaama. Partecipa alla registrazione Aweys Maxamed Waasuge, allora regista del Teatro Nazionale Somalo e, dal 1984 al 1989, collaboratore di Giannattasio alla ricerca sulla musica somala._-_"Asalaam asalaamu caleyka / Asalaa(h) yaa Nuura Mahamad", opening words of the 'qasiido' (Somali transliteration, Maay dialect, from Arabic, "Peace and health to you, bright Mahamad"); dhikr ceremony, Xuseeniya congregation. Performance: vocals, drums, clapping (sacab). Recorded by Francesco Giannattasio on February 11th, 1985 in Far Xaano, in Shabellada Hoose region (Lower Shabelle) near Baarawe (Barawa), on the occasion of Sheekh Makhtuub Karaama memorial (siyaaro) at his tomb. In the presence of Aweys Maxamed Waasuge, director of the Somali National Theatre and Giannattasio's collaborator in his research on Somali music from 1984 to 1989.
Goobta: Far Xaano, Basso Scebeli, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/1697
Af: other
Muuddo: 15' 34''
Qaabka asalka ah: Registrazione con SONY TC-5550-2, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Nastro B14a.mp314.57 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

54
checked on Apr 19, 2024

Download(s)

42
checked on Apr 19, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons