Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/932
Cinwaan: Shumeey
Diyaariye: Giannattasio, Francesco
Hoobal: Suonatore di Shareero; bambini e donne del villaggio.
Mowduuca: Soggettario Centro Studi Somalo::MUSICA::Audio (descrizione)
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Muusika::maqal (sharraxaad)
Center for Somali Studies List of Subjects::Music::audios (description)
Ereyga furaha: waxyaabaha lagu jidboodo
Nuumbi
shareero
culto di possessione
Nuumbi
lira
possession ceremony
Nuumbi
lyre
Nooca duubista: Rito
Taariikhda qoraalka: 30-May-2013
Taariikhda la sameeyay: 10-Mar-1982
Nooca: Image
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Sifayn: Shumeey waa ciyaar dhaqameed lagu jidboodo oo qayb ka ah ciyaarta Nuumbiga (oo tijaabo ahaan lagu sameeyay aqal gudihiisa) muusikadeeduna waa shareero (kitaar lix xarigle), oo raacsan codad rageed iyo sacab, Waxaa duubay Francesco Giannattasio 10ka Mars 1982, isagoo ku sugan degaanka Lama-Doonka ee Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose; dadka intooda badan: Raxaweyn reer Geledi, lahjaddu waa Maay (luqadda u gaarka ah heesaha Nuumbiga).Ururinta xogtan waxaa ka qaybqaatay: Raffaello Misiti, Piero Coppo, Alberto Antoniotto, Francesco Antinucci._-_Culto di possessione del Nuumbi (fuori funzione, in una capanna, mundul). Modo di esecuzione: shareero (lira a sei corde), voci maschili, battito di mani. Registrazione effettuata da Francesco Giannattasio il 10 marzo 1982 a Lama-Doonka, nella regione Shabeellada Hoose (Basso Scebeli), distretto di Afgoye; gruppo prevalente: Raxanweyn Geledi; variante linguistica "may" (ma lingua criptica nei canti del Nuumbi). Partecipavano al rilevamento: Raffaello Misiti, Piero Coppo, Alberto Antoniotto, Francesco Antinucci._-_Nuumbi possession ceremony (performed ad hoc in a hut, mundul). Performance: shareero (six strings lyre), male voices, hands. Recorded by Francesco Giannattasio at the presence of Raffaello Misiti, Piero Coppo, Alberto Antoniotto and Francesco Antinucci, on March 10th 1982 in Lama Doonka, Lower Shabelle region, Afgoye district; main group/clan: Raxanweyn Geledi; language variety: "may" (although the language is cryptic during Nuumbi songs).
Goobta: Lama-Doonka, Afgoye, Shabeellada Hoose, Somalia
URI : http://hdl.handle.net/2307/932
Muuddo: 24' 01''
Qaabka asalka ah: Registrazione con UHER 4200, vel. 19 cms., bobine BASF ø CM. 13
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Nastro A2.mp322.62 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

71
checked on Apr 20, 2024

Download(s)

42
checked on Apr 20, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.