Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/929
Cinwaan: [Dhirta II, Dhirta geelu daaqo - Piante II, Piante da pascolo per i cammelli]
Hoobal: Axmed Nuur, Aw Daahir AfQarshe, Fiqiburaale, Dhegaweyne, Salaad, Cali Mudiir, Saciid
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Culuunta dabiiciga::cilmiga dhirta
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Soggettario Centro Studi Somalo::SCIENZE NATURALI::Botanica
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Center for Somali Studies List of Subjects::Natural science::botany
Ereyga furaha: geel
dhir
daran
saar
ciin
dici
cammelli
piante
pascolo
camels
pastures
plants
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 30-May-2013
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Geeduhu geelu daaqo waxay u kala baxaan geed-hoosaad iyo geed-sare; waxayna u kala baxaan geed-darmeed iyo geed aan darmo lahayn. Waxaa halkan laga doodeyaa dhirta ay geelu jecelyihiin ama ay necebyihiin, dhirta ay ku jirradaan ama ku dhintaan, geeduhu aan wax gaarisiinayn iyo dhirta ay ku ragaal baxaan._-_Una classificazione della vegetazione per il pascolo dei i cammelli può essere fatta sulla base del tipo di pianta e dell’utilità della pianta stessa. Vengono qui trattate le piante preferite dai cammelli, quelle aborrite, quelle con le quali si ammalano o muoiono, quelle innocue e infine le piante purgative._-_Camel pastures are classified according to plants species and specific use. Camels’ preferences and dislikes are indicated along with harmful or lethal plants, those which are safe and those used as laxatives.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/929
Af: so
Muuddo: 90'
Qaabka asalka ah: Audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
42_PIANTE II.pdf90.55 kBAdobe PDFMuuji/fur
42_DHIRTA II.pdf75.51 kBAdobe PDFMuuji/fur
Dhirta II - 42b.wav253.71 MBWAVMuuji/fur
Dhirta II - 42a.wav253.38 MBWAVMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

138
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

858
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons