Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/922
Cinwaan: [Dhirta III, Dhirta xabagta bixisa - Piante III, Piante resinose]
Hoobal: Fiqiburaale, Axmed Nuur, Saciid, Aw Daahir AfQarshe, Fiqiburaale, Dhegaweyne,
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Culuunta dabiiciga::cilmiga dhirta
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Soggettario Centro Studi Somalo::SCIENZE NATURALI::Botanica
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Center for Somali Studies List of Subjects::Natural science::botany
Ereyga furaha: dhir
xabag
faleen
piante resinose
resine
incenso
resinous plants
resins
frankincense
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 30-May-2013
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Waxay odayaasha ka doodayaan dhirta xabagta bixisa ama xabagta laga guro. Xabagtu waa dhirta la cuno, faleenkana waxaa la dhahaa dhirta aan la cunin ama la shito ama la caalashado. Xabagta Soomaalida qiimo taariikh bay ku leedahay waxayna ka mid tahay dhirta la dhoofin jiray waagii Masriyiintii hore oo ay dadka dhinta meydkooda ku farsamayn jireen._-_Le piante resinose si distinguono a seconda che la resina da loro prodotta sia destinata ad essere consumata come alimento, masticata come gomma, bruciata per profumare se stessi e l’ambiente, oppure impiegata a scopi medicinali. Sin dall’epoca degli antichi Egizi, le resine sono state esportate in gran quantità dalle coste somale._-_Resinous plants can be classified according the resins produced and whether they are used as food, chewed as gum, burnt as scent, or as drugs. Since ancient Egyptians times large quantities of resins have been exported from Somalia.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/922
Af: so
Muuddo: 93'
Qaabka asalka ah: Audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
49_Piante III.pdf61.74 kBAdobe PDFMuuji/fur
49_DHIRTA III.pdf52.9 kBAdobe PDFMuuji/fur
Dhirta III - 49b.wav255.98 MBWAVMuuji/fur
Dhirta III - 49a.wav271.88 MBWAVMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

152
Last Week
1
Last month
0
checked on Nov 24, 2024

Download(s)

1,884
checked on Nov 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons