Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/911
Cinwaan: [Dumar I - Donna I]
Hoobal: Cali Mudiir, Axmed Nuur, Xaaji Maxamed Libaan, Dhegaweyne, Salaad, Aw Daahir AfQarshe, Sheekh Abuu
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Ereyga furaha: dumar
haween
naag
isir
dhaqanka bulshada guurguurtaha
hawsha guriga
donna
genealogia matriarcale
competenze femminili
woman
matriarcal genealogy
household competence
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 30-May-2013
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Bulshada Soomaalida, isirku wuxuu raaci karaa mararka qaarkood hooyada, guurkuna marar badan waa la isku gashan buursadaa ama wuxuu noqdaa mid nabad lagu raadsho oo beeluhu ku heshiiyaan . Waxaa dooddan lagu muujinayaa doorka ay dumarku kaga jiraan dhaqanka bulshada reer guuraaga ah. Gaari nimadooda iyo baali nimadooduba waxay muuqata hadba sida ay u maamulaan hawsha guriga._-_Nella società somala la genealogia può essere anche matriarcale, il matrimonio inoltre è spesso un mezzo per sancire alleanze familiari. Durante questa conversazione vengono elencate le competenze delle donne nella cultura dei nomadi. Virtù e difetti derivano soprattutto dalla loro abilità nel gestire le incombenze domestiche._-_In Somali society the genealogy may be matriarcal. Furthermore marriage is often a means to contract family alliances. The skills of women in nomadic society are listed. Strengths and weaknesses are based fundamentally on household competence.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed._-_Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale._-_Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/911
Af: so
Muuddo: 90'
Qaabka asalka ah: Audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
31- Donna I.pdf71.32 kBAdobe PDFMuuji/fur
31 - DUMAR I.pdf84.3 kBAdobe PDFMuuji/fur
Dumar I - 31b.wav253.42 MBWAVMuuji/fur
Dumar I - 31a.wav253.75 MBWAVMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

141
checked on May 7, 2024

Download(s)

419
checked on May 7, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons