Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/879
Cinwaan: Qaanuunka dawliga ee guud
Cinwaano kale oo u dhigma: Buug-jaamacadeed (text-book) - Buugga 1aad (vol.1)
Qore: Maxamuud Cali Tuuryare
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Sharci
Soggettario Centro Studi Somalo::DIRITTO
Center for Somali Studies List of Subjects::Law
Ereyga furaha: qaanuunka dawliga
buug-jamacadeed
diritto pubblico
libro universitario
public law
university manual
Taariikhda qoraalka: 1982
Tifaftire: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Nooca: Book
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Bog: 122
Abstract: Buuggaanu waa kii ugu horreeyay “Buug-Jamacadeed” lagu qoro af Soomaali. Wuxuu kulminayaa asaasyada iyo fikradaha guud ee qaanuunka dawliga kuwa ugu muhiimsan, qorahiisuna wuxuu isku dayaa inuu ku bandhigo dhinacyada cilmiga qaanuunka dawliga ee culumadiisa iyo aqoonyahannadiisa kala duwan u janjeeraan, asagoo, midba hortiisa u qiimenaya isla markaasna raacinaya aragtidiisa u gaarka ah._-_Istituzioni di diritto pubblico. Questo è il primo manuale universitario scritto in lingua somala. L’autore affronta le varie tendenze teoriche supportate da specialisti e studiosi, assieme al suo punto di vista._-_Principles of public law. This is the first university manual published in Somali. Theoretical tendencies are commented on by specialists and academics, along with the author's observations.
Goobta: Roma
URI : http://hdl.handle.net/2307/879
Af: so
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Libri - Buugaag - Books

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Qaanuunka Dawliga ee guud. Buug_Jaamacadeed_lavorato.pdf25.54 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

172
Last Week
1
Last month
15
checked on Apr 24, 2024

Download(s)

420
checked on Apr 24, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons