Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/853
Cinwaan: Waasuge iyo Warsame (Socdaalkii 30ka maalmood)
Qore: Xuseen Sheekh Axmed "Kaddare"
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Suugaan::sheeko (buugaag)
Soggettario Centro Studi Somalo::LETTERATURA::Narrativa(Testi)
Center for Somali Studies List of Subjects::Literature::fiction (texts)
Ereyga furaha: sheeko
Waasuge iyo Warsame
romanzo
novel
Taariikhda qoraalka: 1984
Tifaftire: Akadeemiyada Cilmiga & Fanka
Nooca: Book
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Bog: 74
Abstract: Qisadu waxay si gaar ahaaneed uga hadlaysaa una dhawreysaa anshaxa, meheradda iyo dadnimada Soomaalida, waxaana ugu dheehan suugaan inteeda badan ay tiriyeen abwaanno caan ah, waxaana hadba mushkiladda hor taal u soo daliishanayaa ama ku xusuusanaya labada oday oo qisadu ku socoto Waasuge iyo Warsame. Sheekada waxaa door weyn ka qaadanaya ina Waasuge oo la yirahdo Muuse, ahna wiil muddo dheer dibadda wax ku baranayay, qabana naag talyaani ah. Waxaa asagana sidoo kale door uga qaadanaya sarkaal xoogga dalka ah oo la yirahdo Dirir, lana dhashay Warsame._-_La storia traccia un affresco di quello che sono i valori, i mestieri e il modo di essere dei somali. Nel corso del libro Waasuge e Warsame citano poesie composte da autori noti, evocate dalle vicissitudini che si trovano ad affrontare. Personaggi importanti del libro sono il figlio di Waasuge, Muuse, un giovane che è stato a lungo a studiare all’estero ed è tornato con una moglie italiana, e il sergente Dirir, fratello di Warsame._-_This story depicts a fresco of Somali values, jobs and lifestyles. Throughout the book Waasuge and Warsame quote poems by famous writers, suggested by the situation they encounter. The key figures are Muuse, Waasuge's son, who has returned with an Italian wife, after lengthy studies abroad; and the sergeant Dirir, Warsame's brother.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/853
Af: so
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Libri - Buugaag - Books

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Waasuge iyo Warsame.pdf30.34 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

725
Last Week
0
Last month
29
checked on Jul 22, 2024

Download(s)

993
checked on Jul 22, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons