Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/8056
Cinwaan: Faafin Rasmi ah L. 3 R 1 ee 30 Jennayo 1976
Taariikhda qoraalka: 30-Jan-1976
Title Act: XEER Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka L. 12 1975-12-29 Magacaabid Lataliye Maxkamadda Badbaadada Dalka.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 13 1975-10-20 Cad dhul Dowladeed, gatay Jaaile Hammed, Abuukar Maxaad, ku yaal Muqdisho, Jidka Madiina, kuna fadhiya mq. 1.293. Cad Dhul Dowladeed la siiyay Yaxya iyo Geeni Cumar Cabdulle kuna fadhiya mq. 492.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 14 1975-10-20 Cad dhul Dowladeed gatay Jaalle Maxamed Abuukar Maxaad, ku yaal Muqdisho Xaafadda Shibis kuna fadhiya mq. 216.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 11 lennayo 1976 Nando dhul Jaalle Maxamed Sheekh Xasan.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 11 Jennayo 1976 Naado dhul Maxamed Nuur Calasow.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD, 11 Jennayo 1976 Naado dhul Jaalle Maxamuud Axmed Duugsiiye.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD. 11 Jennayo 1976 Naado dhul Jaalle Dheere Maxamed Axmed
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 11 Jennayo 1976 Lumid Buugga Kaydka Lam. 7514, Shs. 651,10 u leeyahay Cumar Xaaji Maxamed.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 24 Jannayo 1976 Lumid Buugga Kaydka L. 11122 Shs. 1.201 ay ledahay Caasha Cusmaan Xasan.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR, 2 Febrayo 1976 Lumida jeega Wareega Lamb. 00J651. Shs. 7.000, u Cabdishakuur FaaraxCall.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
04. SANNADKA IV. Muqdisho- 30 Jennayo 1976- L. 3 R. 1.pdf4.38 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

68
checked on May 17, 2024

Download(s)

112
checked on May 17, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.