Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7987
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 7 ee 2 Luulyo 1977
Taariikhda qoraalka: 2-Jul-1977
Title Act: SHARCI L. 41 1977-05-26 Sharciga habka Maktabadaha Soomaaliyeed.
SHARCI L. 42 1977-05-26 Aqoonsiga Ruqsadda wadidda Maraakiibta
SHARCI N. 42 1977-05-26 Granting Certificate of competence to marine Officers.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 54 1977-05-16 Xeer hoose lagu faahfaahinayo Sharciga Shaqaalaha Dibedda lambarkiisu yahay 36 ee 26 Abriil 1973.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 55 1977-02-27 Siismo dhul Dawladeed la siiyey Wasaaradda Shaqada iyo Isboortiga kuna yaal Muqdisho degmada Wardhiigley kuna fadhiya mq. 217.770
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 56 1977-03-02 Magdhaw Guri oo la dumiyey dan Guud awgeed, JIDKA Baladweyne – Burco 0 kuna yaal Tuulada Bacaadweyn.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 57 1977-03-18 Siismo dhul Dawladeed la siiyey Wasaaradda Xoolaha Dhirta iyo Daaqa, lagana dhisayo Cisbitaal xooleed (Kilinic) ku yaal Muqdisho Degmada Wardhiigley kuna fadhiya mq. 2.729.60.
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 16.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Ruun Suleymaan Rooble L. 277
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 16.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Xaawo Daahir Cabdi L. 278
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 16.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Saciid Cusmaan Xaaji L. 279
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 16.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Maxamed Axmed Nafar L. 280
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 16.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Cabdulqaadir Muuse Xaaji Aadan L. 281
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 16.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Caydiid Cali Ducaale L. 282
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Maxamed Cabdullaahi Axmed L. 283
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Cabdullaahi Yuusuf Cabdi L. 284
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Maxamed Macallin Qaasim L. 285
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Aadan Ciid Cali L. 286
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Maxamuud Bile Maxamed L. 287
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Khadiija Xaaji Cali Saalax L. 288
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Faaduma Seyed Cusmaan L . 289
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Xasan Samantar Jaamac L. 290
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Raxma Faahiye Cali L. 291
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Jaalle Daahir Salaan Yuusuf. L. 292
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977, Naada Dhul Jaalle Naciima Suleymaan Carton L. 293
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 19.5.1977 - Naada Dhul Maxamed Muuse Xaaji Aadan L. 294
WASAARADDA HAWLAHA GUUD ee 26.5.77 - Naada Dhul Jaalle Faarax Raage Jaamac L. 294/Bis
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR ee 29.5.77, Lumid Buugga Keydka L. 12.619 ku qoran Sh. So. 200 uu leeyahay Shiikh Cabdi Gacal L. 295.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 12.6.77 - Lumid Buugga L. 11964 uu leeyahay Aaden Hilowle Macalin L. 295/Bis
Maxkamadda Gobolka Banaadir 21.6.77 - Lumid Buugga L. 1614 uu leeyahay Maxamed Xaaji Shukhey L. 295/Bis
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
19. SANNADKA V. Muqdisho- 2 Luulyo 1977- L. 7.pdf18.91 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

70
checked on May 16, 2024

Download(s)

152
checked on May 16, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.