Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7630
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 1 R 6 ee 10 Juunyo 1977
Taariikhda qoraalka: 10-Jun-1977
Title Act: SHARCI L. 38 1977-05-20 Axdiga Badbaadada iyo Buradda ee Shirka Ururka Islaamka.
SHARCI L. 39 1977-05-20 Heshiis dhex maray J.D.S. iyo J. Carabta Masar.
SHARCI N. 38 1977-05-20 The Agreement on Immunties and Privileges.
SHARCI N. 39 1977-05-20 The Agreement between of the Government of the S.D.R. and the Government of the Arab Rep. Egypt.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 49 1977-04-06 Qaadid Derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Jeylaani Abu Maxamed oo ay la wareegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta laguna dhiso Dugsiyada cusub ee Tacliinta khasabka ah, kuna yaal Degmada Xamar Jab-Jab. Kuna fadhiya mq. 288.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 50 1977-04-20 Qaadid Guri dan guud awgeed ee waqti bore uu lahaa Jaalle Aadan Isaaq Axmed oo la wareegaty DAWLADDAu kuna yaal Muqdisho Jidka Xalane, L.50.
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 51 1977-04-23 Qaadid derbi wareegsan dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Cabdulqaadir Xaaji Awees oo ay la wareegaty Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta laguna dhiso Dugsiyada cusub ee Tacliinta khasabka ah, kuna yaal degmada Xamar Jab-Jab kuna fadhiya mq. 1,260. L. 51
XEER Wasaaradda Hawlaha Guud L. 52 1977-04-28 Qaadid Guri dan guud awgeed waqti hore uu lahaa Jaalle Xaaji Cali Geedi Shadoor oo ay la wareegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Waaxda Dawkadda Hoose, kuna yaal Degmada Ceel-Dheer.
XEER L. 53 1977-04-28 Qaadid Guri dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Jaalle Xaaji Cali Geedi Shadoor oo ay la wareegtay Taliska Ciidanka Asluubta, kuna yaal Magaalada Ceel Dheer.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 9J 6.77 - Lumid jeegga L. 011177 C/C uu leeyahay Maxamed Jimcaale Absuge L. 277/Bis
MAXKAMADDA GOBOLKA J/HOOSE 27.4.77 - Lumid Buugga L. 4473 ku .qoran Sh. So. 9,000 uu leeyahay Khaliif Xaaji Santuur L. 277
SOCIETA' INCREMENTO PRODUZIONl AGRICOLE S.P.A. L. 276
NATIONAL BOTTLING COMPANY S.P.A. L. 275
REPERTORIO N. 286946 RACCOLTA N. 22432 L. 273 - NATIONAL CARBON DIOXIDE S.P.A. L. 274
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 16.5.77 - Lumid Buugga L. 2260 ay leedahay Khadiija Maxamed Xaashi L. 272
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Faaduma Nuux Samantar L. 271
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Cali Faarax Kambi L. 270
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddetaad Naada Dhul Jaalle Cali Faarax Kambi. L. 259
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Khadiija Geelle Xuseen L. 268
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Cali Faarax Aadan L. 267
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naad Dhul Jaalle Maxamed Cali Faarax L. 266
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Maryan Nuur Shariif L. 265
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Barre Xaaji Barre L. 264
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Aadan Axmed Xuseen iyo Afyar Xarbi L. 263
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14.5.1977 - Beddelaad Naada Dhul Jaalle Cabdi Cali Maxamed L. 262
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14 Maajo 1977 - Naada Dhul Jaalle Kamaaluddiin Xaaji Aadan L. 261
WASAARADDA HAWLAHA GUUD 14 Maajo 1977 - Naada Dhul Jaalle Maxamed Faarax Nuur L. 260
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR - Lumidda jeegga wareega L. 013892 uu leeyahay Cilmi Cali Bullaale L. 277/Bis
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
17. SANNADKA V. Muqdisho- 10 Juunyo 1977- L. 1 R. 6.pdf24.28 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

67
checked on Jul 2, 2024

Download(s)

137
checked on Jul 2, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.