Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/7594
Cinwaan: FAAFIN RASMI AH L. 1 R 3 ee 18 Maarso 1984
Taariikhda qoraalka: 18-Mar-1984
Title Act: XEER Wasaaradda Gaashaandhigga L. 2 1984-01-23 Magacaabid Kaaliye Garsoore.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 3 1984-07-11 Billado Hawlkarnimo oo lagu maamusay.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 7.3.84 - Lumid Buug Kayd L- 1075 ku qoran Xasan Aadan Buuni.
DAWLADDA HOOSE EE MUQDISHO 6 Maarso 1984 - Naado Dhul J-le Maxamed Cali Magan-
MAXKAMADDA GOBOLKA MUDUG 15.9.83 - Lumid Jeeg War- L- 278097 ku qoran Cali Bashiir Xajiin.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR13.3 84 - Lumid Jeeg: War- L. 527412 ku qoran Maxamed Sayid Xuseen.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR Muqdisho 15.2.84 - Lumid Buug L- 7118 ku qoran Axmed Cali Cilmi
MAXKAMADDA GOBOLKA BEYDHABO 18.2.84 - Lumid Jeeg War. L- 3984 ku qoran Cilmi Cismaan Maxamed
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 25.2.84 - Lumid Buug Keyd L. 5913 ku qoran Xuseeh Axmed Cali L. 71
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 21.2.84 - Lumid Buug Keyd L. 741 ku qoran Xaawo Cali Cadaan L. 70
DHISMAHA SHIRKADDA MAS'UULIYADDEEDU KOOBAN TAHAY.
SHARCI L. 11 1984-01-21 U rogid Sharci Xeer Sharci L. 1 ee 1da Jan.1984 Fasaxa qalabka ka keenid dibaddaoo ku meel gaar ah.
SHARCI L. 10 1984-01-15 Mihnadda gaarka ah ee Takhtarnimada.
SHARCI L. 9 1984-01-11 Oggolaansho Heshiis dhexmaray JDS iyo J. Carabta ee Yaman Wax wada qabsi xagga Ganacsiga Shaqaalaha iyo Beeraha.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 5 1984-02-05 Cawilcelin Marxuum Jaamac Kediye.
XEER Madaxweynaha J.D.S. L. 4 1984-01-11 Meel-marin Heshiis dhexmaray JDS iyo J. Carabta ee Yaman.
SHARCI L. 12 1984-01-21 U rogid Sharci XeerSharci L.2ee7daJan. 1984, Sharciga Canshuurta Gadidda.
MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR 8.3.84 - Lumid Jeeg War- L- 0872211 ku qoran Shariif Barre Xuseen.
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Archivio Leggi della Somalia (1950-1989)

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
06. SANNADKA XII. Muqdisho- 18 Maarso 1984- L. 1 R. 3.pdf7.97 MBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

74
checked on May 17, 2024

Download(s)

126
checked on May 17, 2024

Google ScholarTM

Check


Dhammaan qoraallada lagu kaydiyay DSpace waxay u dhowrsanyihiin xuquuqda qoraha.