Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/5849
Cinwaan: [Aqalka VI - Capanna VI]
Hoobal: Ciise
Maxamuud
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Ereyga furaha: aqal Soomaali
magaalo
aqal
aqab
guur
ereyo
capanna somala
città
campagna
utensili
trasloco
lessico
Somali hut
town
countryside
tools
relocation
lexicon
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 9-Jun-2017
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Odayaashu waxay halkan kaga doodayaan aqal Soomaaliga, hoyga miyiga iyo midka magaalada, iyagoo adeegsanaya weyddiin iyo warcelin: dhismaha, aqabka, aqabka aqalka, dirmaha, marka la guurayo iyo awrta rarka. Waxay kaloo baarayaan ereyada la xiriira arrimahaas.
In questa conversazione, gli anziani parlano in modo generico della capanna somala, abitazione di campagna e di città, attraverso domande e risposte: la struttura, gli utensili, gli oggetti domestici, le stuoie, il trasloco tramite il caricamento del cammello. Gli anziani analizzano inoltre il lessico relativo.
In this conversation, the elders talk generically about Somali hut, both in urban and rural environment, through questions and answers: structure, tools, household items, wickers, house moving through the ais of the camel. The elders analyze the lexicon related to the subject.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho, iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed.
Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale.
Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/5849
Af: it
so
Muuddo: 51'
Qaabka asalka ah: audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Capanna VI - 36b.mp324.39 MBMP3Muuji/fur
Capanna VI - 36a.mp323.51 MBMP3Muuji/fur
36_Capanna VI.pdf33.17 kBAdobe PDFMuuji/fur
36_Aqal VI.pdf68.62 kBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

261
Last Week
0
Last month
2
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

338
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons