Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/5711
Cinwaan: Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Maxaa inaga khaldan?
Qore: Cabdalla Cumar Mansuur
Ereyga furaha: Soomaaliya
dhaqan raacato
dawladnimo
af Soomaaliga
Somalia
cultura pastorale
stato
lingua somala
Somalia
pastoral culture
state
Somali language
Taariikhda qoraalka: 2-Feb-2017
Taariikhda la sameeyay: 27-Mar-2016
Nooca: Moving Image
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Waxaa Prof. Cabdalla Mansuur muxaadaradan ku falanqaynayaa dhibaatooyin la xiriira dhaqanka Soomaaliyeed: 1) wuxuu aaminsan yahay in Soomaalidu ay ku fashashay ama kari la’dahay in ay is waafajiso saddex nidaam oo ay ku dhaqanto, kuwaasoo kala ah: nidaam dowladeed, nidaam diimeed iyo nidaam dhaqameed, isla markiina middoodna si fiican uma haysato Soomaalidu; 2) Sidoo kale wuxuu falanqaynayaa jahawareer ka taagan haybta shakhsiga (ID) Soomaaliyeed oo aan xasillayn.
Il Prof. Cabdalla Mansuur, nella sua conferenza, analizza alcuni problemi connessi alla cultura somala. 1. Egli ritiene che i somali abbiano fallito nel conciliare i tre seguenti sistemi: sistema governativo, sistema religioso e sistema tradizionale, e allo stesso momento non praticano bene nessuno dei tre; 2) analizza poi le cause dell'attuale confusione nell'uso scritto della lingua relativamente all'identità personale (ID) che non è stabile.
Prof. Cabdalla Mansuur analyzes here some problems linked to Somali culture. 1. He affirms that Somalis have failed in conciliating the three following systems: government, religious and traditional system, while practicing righteously neither of them; 2. He analyzes the causes behind the confusion in the use of the written language relating to the personal identity (ID) which isn't fixed yet.
Link: https://www.youtube.com/watch?v=eANVUvwowEs&feature=youtu.be
Sifayn: Si aad u eegto videyahan samay download-ka faylkan kaddib guji link-iga ama u guuri link-iga bog cusub ee internet.
Scaricare il file per accedere al link, oppure copiare il link in una nuova pagina internet.
Download the file to access the link, or copy the link in a new page.
Goobta: Zurigo
URI : http://hdl.handle.net/2307/5711
Af: so
Muuddo: 103'
Qaabka asalka ah: DVD
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Video - Maqal-muuqaal - Videos

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
Afka iyo Dhaqanka_Maxaa inaga khaldan_Prof. Cabdalla C. Mansuur.pdf175.54 kBAdobe PDFMuuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

236
checked on Jul 2, 2024

Download(s)

121
checked on Jul 2, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons