Please use this identifier to cite or link to this item:
http://hdl.handle.net/2307/5670
Title: | [Aqalka V - Capanna V] | Recording Author: | Axmed Nuur Daahir Afqarshe Fiqi Buraale Cali Mudiir Cabdi Dhegaweyne Maryan Faarax |
Discipline: | Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural |
Keywords: | aqal agab agabka guriga ereyo capanna utensili e suppellettili mobili lessico hut tools forniture lexicon |
Type of recording: | Conversazione | Issue Date: | 4-Jan-2017 | Type: | Sound | Call Number: | Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php | Abstract: | Odayaashu waxay halkan kaga doodayaan qayb ka mid ah agabka guriga oo Soomaalidu caadi ahaan ay adeegsan jirtay, gaar ahaan: agabka maacuunta, sida xeerada, koobka, fandhaasha, weelasha, iyagoo muujinaya waqtiga la adeegsado iyo geedaha si gaar ah looga sameeyo agabkaas. Kaddibna waxay ka hadlayaan gambarro loo adeegsado kursi ahaan iyo jiimbaar oo sariir ahaan loo adeegsado. Ugu dambeyntii waxay ka hadlayaan waxsoosaarka farsamada gacanta ee dumarka, sida xarko, dermo iwm. Odayaashu waxay ugu dambayntii ka hadlayaan ereyada la xiriira mawduuca. In questa conversazione gli anziani parlano dei piccoli utensili di uso domestico, in particolare posate e stoviglie, quali piatti, bicchieri, cucchiai, recipienti, illustrando anche le occasioni di utilizzo e il tipo di legno da cui vengono ricavati. Proseguono poi con il mobilio e in particolare sgabelli, usati come divani, e letti. Infine vengono illustrati i prodotti dell'artigianato domestico femminile, quali corde, stuoie e basti. Gli anziani inoltre presentano la terminologia relativa all'argomento. In this conversation the elders talk about household utensils, in particular about cutlery and dishes, such as plates, glasses, spoons, containers, illustrating the occasions in which each of them is used and the kind of wood used. They continue describing some pieces of forniture: stools, sofas and beds. Female handicraft products are then presented: ropes, wickers and saddles. The elders present the terminology related to the topic. |
Description: | Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed. Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale. Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's. |
Location: | Mogadiscio | URI: | http://hdl.handle.net/2307/5670 | Language: | it so |
Duration: | 90' | Format: | audiocassetta |
Appears in Collections: | Audio - Maqal - Audios |
Files in This Item:
File | Description | Size | Format | |
---|---|---|---|---|
53_Capanna V.pdf | 47.02 kB | Adobe PDF | View/Open | |
53 - Aqal V.pdf | 74.16 kB | Adobe PDF | View/Open | |
Capanna V - 53b.mp3 | 41.48 MB | MP3 | View/Open | |
Capanna V - 53a.mp3 | 41.37 MB | MP3 | View/Open |
Page view(s)
288
Last Week
0
0
Last month
11
11
checked on Nov 21, 2024
Download(s)
605
checked on Nov 21, 2024
Google ScholarTM
Check
This item is licensed under a Creative Commons License