Adeegso tilmaantan si aad u carrabbaabdo ama ugu samayso link qoraalkan http://hdl.handle.net/2307/5670
Cinwaan: [Aqalka V - Capanna V]
Hoobal: Axmed Nuur
Daahir Afqarshe
Fiqi Buraale
Cali Mudiir
Cabdi Dhegaweyne
Maryan Faarax
Mowduuca: Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
Ereyga furaha: aqal
agab
agabka guriga
ereyo
capanna
utensili e suppellettili
mobili
lessico
hut
tools
forniture
lexicon
Nooca duubista: Conversazione
Taariikhda qoraalka: 4-Jan-2017
Nooca: Sound
Goobta dokumentiga: Originale conservato presso il Centro studi Somali : http://host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/index.php
Abstract: Odayaashu waxay halkan kaga doodayaan qayb ka mid ah agabka guriga oo Soomaalidu caadi ahaan ay adeegsan jirtay, gaar ahaan: agabka maacuunta, sida xeerada, koobka, fandhaasha, weelasha, iyagoo muujinaya waqtiga la adeegsado iyo geedaha si gaar ah looga sameeyo agabkaas. Kaddibna waxay ka hadlayaan gambarro loo adeegsado kursi ahaan iyo jiimbaar oo sariir ahaan loo adeegsado. Ugu dambeyntii waxay ka hadlayaan waxsoosaarka farsamada gacanta ee dumarka, sida xarko, dermo iwm. Odayaashu waxay ugu dambayntii ka hadlayaan ereyada la xiriira mawduuca.
In questa conversazione gli anziani parlano dei piccoli utensili di uso domestico, in particolare posate e stoviglie, quali piatti, bicchieri, cucchiai, recipienti, illustrando anche le occasioni di utilizzo e il tipo di legno da cui vengono ricavati. Proseguono poi con il mobilio e in particolare sgabelli, usati come divani, e letti. Infine vengono illustrati i prodotti dell'artigianato domestico femminile, quali corde, stuoie e basti. Gli anziani inoltre presentano la terminologia relativa all'argomento.
In this conversation the elders talk about household utensils, in particular about cutlery and dishes, such as plates, glasses, spoons, containers, illustrating the occasions in which each of them is used and the kind of wood used. They continue describing some pieces of forniture: stools, sofas and beds. Female handicraft products are then presented: ropes, wickers and saddles. The elders present the terminology related to the topic.
Sifayn: Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed.
Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale.
Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's.
Goobta: Mogadiscio
URI : http://hdl.handle.net/2307/5670
Af: it
so
Muuddo: 90'
Qaabka asalka ah: audiocassetta
Wuxuu ka dhex muuqdaa ururinnada:Audio - Maqal - Audios

Fayl ku dhex jira qoraalkan:
Fayl Sifayn BaacFayl
53_Capanna V.pdf47.02 kBAdobe PDFMuuji/fur
53 - Aqal V.pdf74.16 kBAdobe PDFMuuji/fur
Capanna V - 53b.mp341.48 MBMP3Muuji/fur
Capanna V - 53a.mp341.37 MBMP3Muuji/fur
Muuji xogta qoraalka Ku tali qoraalkan

Page view(s)

288
Last Week
0
Last month
11
checked on Nov 21, 2024

Download(s)

605
checked on Nov 21, 2024

Google ScholarTM

Check


Qoraalkan wuxuu u habaysanyahay si waafaqsan Ruqsada Creative Commons Creative Commons